{"id":69658,"date":"2020-06-08T18:54:32","date_gmt":"2020-06-08T16:54:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69658"},"modified":"2020-06-08T18:54:32","modified_gmt":"2020-06-08T16:54:32","slug":"maxaa-ka-soo-baxay-kulankii-madaxweynayaashi-hore-iyo-guddoonka-labada-aqal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69658","title":{"rendered":"Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweynayaashi hore iyo Guddoonka Labada Aqal?"},"content":{"rendered":"<p>08 June 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran (MXQ), mudane Sharif Sheikh Axmed iyo mudane Xasan Sheih Maxamud oo ka tirsan hoggaanka sare ee MXQ ayaa kulammo wadatashi ah waxay Axaddii (7 June 2020) la kala yeesheen labada guddoomiye ee labada aqalka ee baarlamaanka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal (Golaha Shacabka) iyo mudane Cabdi Xaashi (Aqalka Sare).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69645\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nHadafka kulamadaan ayaa wuxuu ahaa in madaxweynayaashii hore ee dalka iyo hoggaanka golayaasha sharci dajinta dalka, inay iska wareyst<span class=\"text_exposed_show\">aan xaaladda guud ee uu marayo dalka xilligan. Si gaar ah, waxay labada dhinac diiradda u saareen arrimaha la xiriira doorashooyinka la filayo dhawaan, maadaama lagu jiro dhammaadka xilheynta hey&#8217;adaha dastuuriga ah ee federaalka.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Dood iyo gorfeyn qoto dheer kaddib, waxay guddoomiyayaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxda Madasha Xisbiyada Qaran isla garteen ahamiyadda ay leedahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo howlaha muhiimka ah ee horyaalla ummadda Soomaaliyeed xilligan, lana abuuro jawi deggan oo si kalsooni ku dheehan tahay loogu abbaari karo waajibaadka dastuuriga ah ee la xiriira doorashooyinka federaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay labada dhinac isla qaateen in la ballaariyo wadatashiga, lana tixgaliyo baaqyada kasoo yeeraya qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, si loo gaaro xal ku dhisan isqancin iyo wada-oggol.<\/p>\n<p>Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaranka wuxuu ka mahad celinayaa kulanka guddoonka baarlamaanka dalka, wuxuuna hoosta ka xarriiqayaa inuu diyaar u yahay inuu amuuraha masiiriga ah ee dalka kala xaajoodo cid walba oo kamid ah saamileyda siyaasadda dalka.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nMadasha Xisbiyada Qaran waxaa loo yagleelay ilaalinta dastuurka KMG ah ee dalka, midnimada gayiga Soomaaliyeed, iyo madax bannaanida siyaasadeed ee dalka. Tallaabo walba oo ay qaadeyso MXQ waxay noqoneysaa mid ku qotonta mabaadii&#8217;daas aasaasiga ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"_3x-2\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div class=\"mtm\">\n<div id=\"u_fetchstream_5_3f\" class=\"_6m2 _1zpr clearfix _dcs _4_w4 _6m8 _59ap _64lx _3eqz _20pq _3eqw _2rk1 _3n1j _5qqr\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div class=\"clearfix _2r3x\">\n<div class=\"lfloat _ohe\">\n<div class=\"_150c\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;F&quot;}\">\n<div id=\"u_fetchstream_5_5h\" class=\"_5mly _40ja _45oh\">\n<div id=\"u_fetchstream_5_5i\" class=\"_5v-_ _zpr\">\n<div id=\"u_fetchstream_5_5j\" class=\"_1c_u _45oh _302m\">\n<div id=\"u_fetchstream_5_5k\" class=\"_53j5\" tabindex=\"0\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 June 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran (MXQ), mudane Sharif Sheikh Axmed iyo mudane&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69645,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69658","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1106,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69658","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69658"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69658\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69659,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69658\/revisions\/69659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69645"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69658"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69658"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69658"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}