{"id":69661,"date":"2020-06-08T19:05:29","date_gmt":"2020-06-08T17:05:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69661"},"modified":"2020-06-08T19:05:29","modified_gmt":"2020-06-08T17:05:29","slug":"abdirahman-abdishakur-talaabo-qaldan-ilama-ahayn-wixii-barlamanka-ka-dhacay-waxaa-la-rabaa-madaxweynuhu-inuu-dareemo-xanuunka-ay-leedahay-markuu-isagu-dastuurka-ku-tumanayey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69661","title":{"rendered":"Abdirahman Abdishakur \u201dTalaabo qaldan ilama ahayn wixii Barlamanka ka dhacay waxaa la rabaa madaxweynuhu inuu dareemo xanuunka ay leedahay markuu isagu Dastuurka ku tumanayey\u201d"},"content":{"rendered":"<p>08 June 2020 (Puntlandes) Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame oo wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan TV ayaa sheegay in tallaab qaldan aanay aheyn buuqii ka dhacay Baarlamaanka, kaddib markii maalin ka hor furitaankii Kalfadhiga 7aad ee Labada Aqal ay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay ku oriyeen kuna buuqeen Madaxweynaha xilligii uu khudbeynayay.<span id=\"more-22142\"><\/span><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft tdi_3_ed0 td_block_template_1 \"><\/div>\n<div><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-69662\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10.jpg\" alt=\"\" width=\"617\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5w10-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nC\/raxmaan C\/shakuur ayaa nasiib darro ku tilmaamay in tallooyinkii Madaxweynaha u jeediyeen uu qaadan waayay, fursadii uu heystay ka faa\u2019ideysan waayay, si uu uga hadlo waaqaca dhabta iyo xaqiiqada uu dalka ku sugan yahay ka run sheego, hase ahaatee uu meelo kale aaday iyo faan.\u201cMadaxweynaha waxay aheyd inuu ku hadlo luqad dib u heshiisiineed oo uu isku dayo dadka ay kala irdheeyeen ugu baaqo isku soo noqosho iyo wada hadal\u201dayuu yiri Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay buuqa ay sameeyeen Xildhibaanada ayuu xusay inuu arki karayay Labo senator oo ku buuqay khudbadii Madaxweynaha, kuwaasoo maalmo ka hor laga celiyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana uu tilmaamay in meesha kaliya ee Madaxweynaha looga aar-gudan lahaa ay aheyd meel loo siman yahay oo fadhiga Baarlamaanka ah.<\/p>\n<p>\u201cTallaabo qaldan ilama ahayn wixii baarlamaanka ka dhacay iyo buuqii Xildhibaannada waxaa la rabaa Madaxweynuhu inuu dareemo xanuunka ay leedahay markuu isagu Dastuurka ku tumanayey buuq yar buu u adkeysan waayeyee, Siyaasiyiin buu amray in guryahooda lagu weeeraro, Madaxweynayaashii xilka uga horreeyey buu isbaaro garoonka u dhigtay, Senatarada ku buuqay buu garoonka ka celiyey iyagoo Janaaso u socda\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur oo intaa ku daray inuu la yaaban yahay dulqaad la\u2019aanta Madaxweynaha.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\n<strong>Daawo wareysiga<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><script>window.fbAsyncInit = function() {\n    FB.init({\n        xfbml      : true,\n        version    : 'v2.3'\n    });\n    }; (function(d, s, id){\n        var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];\n        if (d.getElementById(id)) {return;}\n        js = d.createElement(s); js.id = id;\n        js.src = \"\/\/connect.facebook.net\/en_US\/sdk.js\";\n        fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);\n    }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));<\/script><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/mahdi.y.ali.3\/videos\/10158045718878941\/\" data-width=\"500\" data-allowfullscreen=\"true\"><\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 June 2020 (Puntlandes) Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame oo wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69662,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69661","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1179,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69661","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69661"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69663,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69661\/revisions\/69663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69662"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}