{"id":69720,"date":"2020-06-10T11:05:05","date_gmt":"2020-06-10T09:05:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69720"},"modified":"2020-06-10T12:20:47","modified_gmt":"2020-06-10T10:20:47","slug":"hirshabeelle-oo-taageertay-goaankii-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69720","title":{"rendered":"Hirshabeelle oo taageertay go\u2019aankii Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>10 Juni 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa taageeray go\u2019aankii Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare iyo baaqii Guddoomiye Cabdi Xaashi C\/llaahi ee ahaa in la isugu yimaado shir wadatashi oo degdeg ah oo ay yeeshaan Madaxda Qaranka, dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadda.<\/p>\n<p style=\"text-align: right;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-69724\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2.jpg\" alt=\"\" width=\"523\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Waare-2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/a><\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nWar saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle Waare oo Soomaali iyo English ku qornaa ayaa lagu sheegay inay taageerayaan fikirka saliimka ah ee Aqalka sare ee ah in loo turo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatooyin fara badan heysta, ayna qabaan in loo tanaasulo xaalada ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>\u201cDowlad goboleedka Hirshabelle waxay ayideysaa in kulan degdeg ah la isugu yimaado sida Guddiga joogtada Aqalka sare go\u2019aamiyay, waxaan aaminsanahay\u00a0 in wada hadal iyo is afgarad oo kaliya looga bixi karo xaaladaha na horyaala\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa noqonaya maamulkii 3aad ee taageera Baaqii Aqalka Sare, waxaana uu xaalada ku sii xumeynayaa Madaxtooyada Villa Somalia oo hada weysay mid ka mid ah 3dii maamul goboleed ee raacsanaa.<\/p>\n<p>Go\u2019aankii Guddoomiyaha Aqalka Sare uu ka soo baxay ee ku saabsanaa qabashada shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, si looga hadlo qabashada doorasho heshiis lagu yahay ka hor 25 bisha June ayaa Madaxtooyada ku noqday dhaawac siyaasadeed.<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nAkhriso qoraalka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1591778945436.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-69721\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1591778945436.jpg\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"1123\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Juni 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa taageeray go\u2019aankii Guddiga Joogtada ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1765,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69720","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69720"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69730,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69720\/revisions\/69730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69724"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}