{"id":69759,"date":"2020-06-13T01:37:23","date_gmt":"2020-06-12T23:37:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69759"},"modified":"2020-06-13T01:37:23","modified_gmt":"2020-06-12T23:37:23","slug":"safiirkii-hore-ee-mareykanka-oo-farikn-culus-u-diray-madxa-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69759","title":{"rendered":"Safiirkii hore ee Mareykanka oo farikn culus u diray madxa DFS"},"content":{"rendered":"<p>Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa weerar culus ku qaaday dowladda federaalka Soomaaliya, oo uu ku eedeeyey inay xasillooni darro ka abuurtay dalka.<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><\/p>\n<p>Safiirka oo ka jawaabaya qoraal\u00a0ay dawladda Mareykanka madaxweyne Farmaajo uga codsatay inuu la hadlo madaxda dawlad goboleedyada, ayaa barta bulshada ee LinkedIn ku qoray in guul-darrada kaliya ee dowladda federaalka ay tahay sida ay ula dhaqanto maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa sheegay in intii ay dalka ku maamuli lahayd si wada-shaqeyn ah, ay taa beddlelkeeda dowladda waxyeeleysay oo dhinac kasta ay isaga indho-tirtay maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>\u201cHanaankan aragtida gaaban ee fashilka ah, wuxuu xasillooni darro ku keenay inta badan dalka, wuxuuna kasii daray xiisadaha caalamiga ah, isaga oo wiiqay dadaalkii lagula dagaalayey Al-Shabaab,\u201d ayuu yiri Stephen Schwartz.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Schwartz ayaa ka digay in haddii dowladda aysan la shaqeyn dowlad goboleedyada ay weyn karto taageerada beesha caalamka.<\/p>\n<p>\u201cDowladda federaalka Soomaaliya waxay u baahan tahay inay la shaqeyso dowldaha xubnaha ka ah federaalka, ayada oo ugu faa\u2019iideydeyneysa shacabka Soomaaliyeed, haddii kale waxa halis ugu jirtaa in lagala laabto taageerada beesha caalamka iyo qurobo-joogta,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Hadalka Stephen Schwartz ayaa ku darsamaya cadaadis weyn oo toddobaadkan koray dowladda federaalka, ayada oo dowladda Mareykanka ay si shaacsan dowladda ula hadashay kadib markii sida la sheegay hadal si hoose loo yiri lagala quustay Villa Somalia.<\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa war-saxaafaded cusub oo ay kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya waxay dowladda federaalka ugu baaqday inay si deg deg ah u abaabusho kulan ay la yeelaneyso madaxda dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>\u201cDastuurka ku-meel garaka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa saldhig u ah mabda\u2019a wada-hadalka iyo wada-shaqeynta dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah; qodobka 51(30), ayaa dhigaya in madaxweynayaasha ay ugu yaraan hal mar kulmaan sanadkiiba,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Stephen Schwartz ayaa June 2016 noqday safiirkii ugu horreeyey ee Mareykanka ee Soomaaliya loo diro muddo ka badan 25 sano, wuxuuna xilkaas iska casilay bishii September 2017.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa weerar culus ku qaaday dowladda federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1217,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69761,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69759\/revisions\/69761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69733"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}