{"id":69762,"date":"2020-06-13T12:21:50","date_gmt":"2020-06-13T10:21:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69762"},"modified":"2020-06-13T12:21:50","modified_gmt":"2020-06-13T10:21:50","slug":"madasha-xisbiyada-qaran-oo-taageeray-guddiga-uu-magacaabay-cabdi-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69762","title":{"rendered":"Madasha Xisbiyada Qaran oo taageeray Guddiga uu magacaabay Cabdi Xaashi"},"content":{"rendered":"<p>13 Juni 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay Guddigii uu xalay magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare, kaasoo ka kooban 9 xubnood oo ka shaqeynaya isu keenida Madaxda dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo sidii uu u qabsoomi lahaa shir wadatashi looga arrinsanayo doorashooyinka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5da.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69698\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5da.jpg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5da.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5da-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5da-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5da-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5da-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nSheekh Shariif ayaa qoraal uu bartiisa Twitter soo dhigay ayuu ku shaaciyay inay taageeri doonaan dadaalada uu wado Guddoomiye Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhoweynayaa guddiga uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi ee ka howlgali doona isku-keenista madaxda labada heer Dowladeed iyo qabsoomidda shirka looga arrinsanayo hannaanka lagu geli doono doorashooyinka Qaranka 2020\/2021, si loo helo hannaan raali ay isaga yihiin dhammaan saamileyda siyaasadda ee dalka\u201d ayuu yiri Shariif.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu boggaadiyay Guddoonka Aqalka Sare oo muujiyay biseyl ku aadan inay ka go\u2019an tahay xal ka gaarista mashaakilka mudada dheer u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka rajeyneynaa in labada dhinac ay muujiyaan tanaasul iyo in laga fikiro mustaqbalka Soomaaliya oo wadahadal iyo isqancin oo kaliya guul lagu gaari karo\u201dayuu yiri Shariif.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee waxaa la qorsheynayaa inay shir isugu yimaadaan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ka hor 25 bishan June, waxaana shirkaas qabsoomidiisa qeyb ka ah Beesha Caalamka oo dadaalo xooggan ugu jirta sidii uu ku dhici lahaa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Juni 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay Guddigii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1042,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69763,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69762\/revisions\/69763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69698"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}