{"id":69864,"date":"2020-06-17T23:39:46","date_gmt":"2020-06-17T21:39:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69864"},"modified":"2020-06-17T23:49:58","modified_gmt":"2020-06-17T21:49:58","slug":"alhrio-qodobada-hordhac-ah-ee-ay-soo-saareen-guddiyada-farsamo-ee-waddda-hadalada-soomaaliya-iyo-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69864","title":{"rendered":"Akhriso Qodobada ay Soo Saareen Guddiyada Farsamo ee Waddda Hadalada Soomaaliya iyo Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti-18-06-2020-Shirkii wada-hadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday dalka Jabuuti ayaa caawa labadii guddi farsamo ku kala saxeexdeen is afgarad hordhac ah oo labada dhinac isla qaateen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-69856\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8.jpg\" alt=\"\" width=\"701\" height=\"467\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6g8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 701px) 100vw, 701px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nSidoo kale waxay sheegeen in laysla qaatay Shan qodob kuwaasi oo loo saaray Saddex guddi hoosaadyo oo ka w<span class=\"text_exposed_show\">ada shaqayn doono qodobadaasi, Waxaana ka mida qodabadaa uu Warbaahinta u akhriyey Shirgudoonka Shirka oo ah Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jabuuti.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>1. Sidii loo sii wadi lahaa shirarka mustaqbalka si qurux badan oo hadaf xanbaarsan<\/p>\n<p>2. Sidii dib loogu dhisi lahaa Kalsoonidii labada dhinac.<\/p>\n<p>3. Sidii loo meel marin lahaa qodobadii lagu heshiiyey shirarkii hore ee aan la hirgelin sida Kaalmooyinka Dhaqaale ee Caalamiga ah iyo Gargaarada Bani-aadamnimo, waxaana qodobkaasi loo saaray guddi, kuwaasi oo shiridoona muddo shan iyo toban cisho (15) ka dib ah, kuna shiridoona waddanka Jabuuti.<\/p>\n<p>4. Waxaa ay labada dhincba soo saareen guddi ka wada xaajoon doona Arrimaha Hawada, kuwaasi oo muddo shan iyo toban cisho ah ku shiridoona waddanka Jabuuti.<\/p>\n<p>5. Waxaa ay labada dhinacba soo saareen guddi saddexaad oo ka wada shaqayn doona Arrimaha nabad-gelyada.<\/p>\n<p>Saddexdaas guddi waxay muddo 15 berri ka dib ku kulmi doonaan dalka Jabuuti, waxaana lagu magacaabay guddiyadaasi (Technical sub comment).<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddida farsamado ee wada-hadaladan oo lagu magacaabo (Join Ministerial Comment), waxay 45-cisho ka dib ku kulmi doonaan dalka Jabuuti si u qiimeeyaan wax qabadka guddi hoosaadyada sadexda ah.<\/p>\n<p>Halkana ka daawo\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jabuuti oo sharxaya qodobada lagu heshiiyey<\/span><\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><\/p>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8ybkEgVbYAE\" width=\"680\" height=\"521\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti-18-06-2020-Shirkii wada-hadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday dalka Jabuuti ayaa caawa labadii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1667,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69864"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69867,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69864\/revisions\/69867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69856"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}