{"id":69890,"date":"2020-06-19T11:39:13","date_gmt":"2020-06-19T09:39:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69890"},"modified":"2020-06-19T11:39:13","modified_gmt":"2020-06-19T09:39:13","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ugu-hambalyeysay-kenya-kursiga-aan-joogtada-aheyd-ee-qm","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=69890","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo ugu hambalyeysay Kenya Kursiga aan joogtada aheyd ee QM"},"content":{"rendered":"<p>19 june 3020 (Puntlandes) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dowladda Kenya ugu hambalyeysay guushii ay ka soo hoysay tartanka loogu jiray Kursiga aan joogtada aheyd ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-69891\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4.jpg\" alt=\"\" width=\"582\" height=\"302\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4.jpg 780w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4-300x156.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4-768x399.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4-292x152.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4-638x331.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6j4-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 582px) 100vw, 582px\" \/><\/a><\/p>\n<p><script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><\/p>\n<p><!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><\/p>\n<p>Tartanka Kursiga Qaaradda Afrika ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa ahaa mid ay ku loolamayeen dalalka Kenya iyo Jabuuti, waxaana Kenya ay ku adkaatay wareeg labaad ee codeynta kursigaas.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuu kenya uu ka rajeynayo in si wanaagsan ugu matasho Kursigaas danaha Gobolka iyo Afrikaba.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo ku hadlaya magaca dowladda iyo dadka Soomaaliyeed, <strong>waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa Kenya<\/strong> oo loo doorta xubin aan joogto aheyn oo ka tirsan QM, Waxaan ku kalsoonahay Kenya inay si wanaagsan u matasho danaha gobolkeena\u201dayuu yiri Amb. Axmed Ciise Cawad oo qoraal kooban ku soo qoray bartiisa Twitter-ka.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Kenya ayaa xilligan u dhaxeeya khilaaf siyaasadeed oo ugu weyn arrinta muranka badda ee dacwadeeda taala Maxkamadda ICJ, waxaana dad badan saadaalinayaan in olole diblomaasiyadeed ay u adeegsan karto arrintaas, iyadoo ku fadhisa Kursiga aan joogtada aheyd ee Golaha Ammaanka<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 june 3020 (Puntlandes) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dowladda Kenya ugu hambalyeysay guushii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-69890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1041,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=69890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69892,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/69890\/revisions\/69892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/69891"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=69890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=69890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=69890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}