{"id":70012,"date":"2020-06-22T08:13:53","date_gmt":"2020-06-22T06:13:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70012"},"modified":"2020-06-22T08:13:53","modified_gmt":"2020-06-22T06:13:53","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-saxiixay-sharciga-duulista-rayidka-magacaabayna-maareeye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70012","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga Duulista Rayidka, magacaabayna Maareeye cusub"},"content":{"rendered":"<p>22 june 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Duulista Rayidka oo ay horay u ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6p3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-70013\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6p3.jpg\" alt=\"\" width=\"373\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6p3.jpg 554w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6p3-300x294.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6p3-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6p3-292x286.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6p3-55x55.jpg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 373px) 100vw, 373px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nWar kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya, laguna daabacay barta Facebooka ee Villa Somaliya ayaa looga mahadceliyay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, Xildhibaannada, Xukuumadda iyo khubaradii Soomaaliyeed ee qeybta ka qaatay sharcigan dhaxal reebka ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilka Maareeyaha Guud ee Hey\u2019adda Duulista Rayidka u magacaabay Axmed Macalin Xasan oo muddo labo sano ahaa Sii hayaha Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka.<\/p>\n<p>Axmed Macalin Xasan ayaa muddo labo sano ku dhow xilkaas sii haye ka ahaa, kaddib markii xilka laga qaaday Maareeyihii hore Yuusuf Cabdi Cabdulle oo ka mid ahaa saaxibada Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 june 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Duulista Rayidka oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-70012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1165,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=70012"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70014,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70012\/revisions\/70014"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70013"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=70012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=70012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=70012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}