{"id":70335,"date":"2020-07-01T14:07:13","date_gmt":"2020-07-01T12:07:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70335"},"modified":"2020-07-01T17:07:38","modified_gmt":"2020-07-01T15:07:38","slug":"daahir-geelle-matalaad-gobolka-banaadir-waa-in-waafajiyaa-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70335","title":{"rendered":"Daahir Geelle: Matalaad Gobolka Banaadir waa in waafajiyaa dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>01 July \u00a02020 (Puntlandes) Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxa uu uga hadlay xeerka metelaadda gobolka Banaadir oo Sabtidii lasoo dhaafay ay ansixiyeen qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-70336\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8.jpg\" alt=\"\" width=\"687\" height=\"458\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8a8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 687px) 100vw, 687px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nDaahir Geelle oo u waramay Idaacadda VOA sheegay in dowladda federaalka aysan wadadii ku habooneyd u marin sidii ay Muqdisho ku heli laheyd metelaadeeda, oo uu sheegay in aysan hadda waafaqsaneyn dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Daahir ayaa sidoo kale sheegay in Muqdisho ay xaq u leedahay inay hesho metelaad, balse loo baahnaa in lagu raadiyo si wada ogol ah oo beelaha Soomaaliyeed ay raali ka wadayihiin.<\/p>\n<p>Daahir Geelle\u00a0 ayaa yiri \u201cSi Soomaalidu isugu soo dhawaato, waxaa habooneed in dowladdu ay dhamaan dhinacyada kala fariisato arintan, iyadoo baarlamaankuna ay uga dambeyn doonaan, maadaama ay waqti badan heysato waxaa aad u habooneed inay kala tashato dhamaan dadka Soomaaliyeed, waliba aniga waxay ila tahay tirada la siiyey ka badan ayuu gobolka Banaadir mudanyahay,\u201d<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlayey ayii yiri, \u201cXeerka la ansixiyey ee metelada Muqdisho waxaa ka dhimaneed in dastuurka la waafajiyo oo bulshada Soomaaliyeed ay isla qaadato, marka dowladnimada hala waafajiyo metelaada Muqdisho.\u201d<\/p>\n<p>Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in dowladdu ay u muuqatay mid ansixinta xeerkaas ku hoos qarineysay barnaamijyo kale, sida warbixintii guddiga doorashooyinka iyo waxyaabo kale.<\/p>\n<p>\u201cDowladdu waxay u muuqatay mid arintaas dhex galineysay warbixintii doorashooyinka iyo waxyaabo la halmaala, marka Muqdisho metelaad intaas ka badan wey mudantahay, laakiin hanaanka dastuurka in la waafajiyey u baahantahay, dadka Soomaalida ee wax kalehna waa in laga soo qanciyo, oo aan loo muujin wax lasoo dhacsaday inay tahay, Soomaali is qancis ayaa wax lagu soo wadi jiray ee soo dhacsasho wax laguma soo wadi jirin,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey Daahir Geelle.<\/p>\n<p>Puntlandes,com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 July \u00a02020 (Puntlandes) Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxa uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-70335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1250,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=70335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70337,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70335\/revisions\/70337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70336"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=70335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=70335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=70335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}