{"id":70367,"date":"2020-07-02T12:23:44","date_gmt":"2020-07-02T10:23:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70367"},"modified":"2020-07-02T12:23:44","modified_gmt":"2020-07-02T10:23:44","slug":"faarax-c-qaadir-dfs-iyo-maamul-goboleedyada-inay-wada-hadlaan-waa-arrin-aas-aasi-u-ah-xasiloonida-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70367","title":{"rendered":"Faarax C\/qaadir \u201cDFS iyo Maamul Goboleedyada inay wada hadlaan waa arrin aas aasi u ah xasiloonida dalka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>02 July \u00a02020 (Puntlandes) Xildhibaan Faarax Sheekh C\/qaadir oo soo noqday \u00a0Wasiirkii hore ee Cadaaladda iyo Dastuurka ee Xukuumaddii hore ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada inay wada hadlaan ay tahay arrin aas aasi u ah xasilloonida dalka iyo jiritaanka Qaranimada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-70368\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7.jpg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8c7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nFaarax C\/qaadir oo ka qeyb galayay Dood ka baxeysay Telefishinka Somali Cabel ayaa sheegay in waxyaabaha la isku haayo ay ka mid tahay doorashada, isla markaana dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo dhinacyada kale ee siyaasadda talada ku leh ay tahay inay ka wada hadlaan.<\/p>\n<p>\u201cDowlad goboleedyada iyo dowladda federaalka inay wada hadlaan waa arrin aas aasi u ah xasiloonida dalka iyo jiritaanka qaranimadeena\u00a0waxyaabaha la isku heysto doorashada waa mid ka mid ah,\u00a0doodda waxay tahay, haddii wixii la rabay la qaban waayo, waqtigii la rabay lagu qaban waayo waxaynu u baahanahay in aynu tashano\u201dayuu yiri Faarax C\/qaadir.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dadka talada wax ku leh oo la\u2019aantoo waxba socon karin ay ku jiraan maamul goboleedyada, ayna ka mid yihiin hoggaanka dalka ee dhisan sida Dastuurka ku qoran.<\/p>\n<p>\u201cMacno weyn ma yeelaneyso dalka inaa dhahno waa federaal oo inta wax dastuurka ka baxsan muddo dhaaf oo kale intuu yimaado oo la leeyahay anaga un ayay noo taal adiga shaqo kuma lihid\u201dayuu yiri Xildhibaan Faarax.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa la filayaa inuu wada hadalo uga furmo dhowaan magaalada Muqdisho, inkastoo Puntland iyo Jubbaland ay diidan yihiin inay ka soo qeyb galaan wada hadaladaas oo muhiim u ah geeddi socodka doorashooyinka in looga gaaro wadatashi ballaaran iyo is oggol.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 July \u00a02020 (Puntlandes) Xildhibaan Faarax Sheekh C\/qaadir oo soo noqday \u00a0Wasiirkii hore ee Cadaaladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-70367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1228,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=70367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70369,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70367\/revisions\/70369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70368"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=70367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=70367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=70367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}