{"id":70553,"date":"2020-07-05T10:36:41","date_gmt":"2020-07-05T08:36:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70553"},"modified":"2020-07-05T10:36:41","modified_gmt":"2020-07-05T08:36:41","slug":"shirkii-madaxda-dowladda-federaalka-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-baaqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70553","title":{"rendered":"Shirkii Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo baaqday"},"content":{"rendered":"<p>05 July \u00a02020 (Puntlandes)\u00a0Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir, oo la filayay in uu Muqdisho ka furmo 5-ta July,\u00a0 oo maanta ku beegan, ayaa lagu soo warramayaa in uu baaqday.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-70554\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w2.jpeg\" alt=\"\" width=\"613\" height=\"339\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w2.jpeg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w2-300x166.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w2-292x162.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w2-638x353.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 613px) 100vw, 613px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nShirka oo la doonayay in uu qabsoomo, inta u dhexaysa\u00a0 5-8July 2020, ayaa ajandihiisu ahaa sidii wadatashiyo looga yeelan lahaa doorashooyinka dalka, arrimaha amniga, dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, dhammeystirka dib u eegista dastuurka iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo kamid ahaa Madaxdii lagu casumay Shirka, ayaa sheegay in uusan ka qayb-geli doonin, isagoo taageeray Go\u2019aankii Baarlamanka Puntland ee la xiriiray in aysan Puntland ka qayb gelin Shirkaas.<\/p>\n<div>\n<p>Jubaland ayaa sidoo kale la sheegay in ay raacsantahay mowqifka Puntland ee ku aadan in aan laga qaybgalin Shirka Muqdisho, maadaama ay isku xulafo yihiin Puntland iyo Jubaland, islamarkaana khilaaf kala dhexeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxda Dowlad Goboleedyada kale ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaan midna weli tegin Magaalada Muqdisho, si ay Shirka uga qayb-galaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 July \u00a02020 (Puntlandes)\u00a0Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-70553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1143,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=70553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70555,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70553\/revisions\/70555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70554"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=70553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=70553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=70553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}