{"id":70590,"date":"2020-07-06T11:05:11","date_gmt":"2020-07-06T09:05:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70590"},"modified":"2020-07-06T11:05:11","modified_gmt":"2020-07-06T09:05:11","slug":"madaxweyne-deni-oo-joojiyey-dhismeyaasha-iyo-deegaameynta-dhul-daaqsimeedka-deegaanada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70590","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni Oo Joojiyey dhismeyaasha iyo deegaameynta dhul-daaqsimeedka deegaanada Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo: 06 Luulyo 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray wareegto Lr. 03 kuna saabsan Joojin Dhismeyaasha iyo Deegaameynta Dhul-daaqsimeedka Deegaanada Puntland<\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-70578\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8.jpg\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8w8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nKu: \u200bWasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta.<br \/>\nKu: \u200bWasaradda Deegaanka, Beeraha iyo Is-bedelka Cimilada<br \/>\nKu: \u200bWasaradda Amniga iyo DDR<br \/>\nKu: \u200bTaliyaha Ciidanka Daraawiishta<br \/>\nKu: \u200bTaliyaha Ciidanka Booliska<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Ujeeddo: Joojin Dhismeyaasha iyo Deegaameynta Dhul-daaqsimeedka Deegaanada Puntland<\/p>\n<p>Waxaa Dhammaan Wasaradaha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Daraawiishta ee wareegtadani sida tooska ah ugu socoto la farayaa laga billaabo maanta oo ay Taariikhdu tahay 05\/07\/2020 in la joojiyay dhismeyaasha iyo deegaameynta Dhul-daaqsimeedka Deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Dowladda Puntland waxay soo saari doontaa habraac iyo shuruuc gaar ah oo loo marayo deegaameynta cusub ee deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Wareegtadan ayaa dhaqangelaysa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo: 06 Luulyo 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70578,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-70590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1164,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=70590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70591,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70590\/revisions\/70591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70578"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=70590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=70590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=70590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}