{"id":70765,"date":"2020-07-10T13:01:09","date_gmt":"2020-07-10T11:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70765"},"modified":"2020-07-10T13:01:09","modified_gmt":"2020-07-10T11:01:09","slug":"dhagayso-farqiga-u-dhaxeeya-qoraalada-md-farmaajo-iyo-rw-khayre-ee-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70765","title":{"rendered":"Dhagayso: Farqiga u dhaxeeya qoraalada MD Farmaajo iyo RW Khayre ee doorashada"},"content":{"rendered":"<p>10 July \u00a02020 (Puntlandes) Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si cad shalay uga horyimid in dowladda hadda jirta muddo kordhin loo sameeyo, isagoo sheegay inay muhiim tahay in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo ayna ku dhacdo wadatashi iyo midnimo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4a6-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-70767\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4a6-2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4a6-2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4a6-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4a6-2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4a6-2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4a6-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>RW Khayre ayaa yiri &#8220;Waa in doorashadu ay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, lagana fogaadaa in lagu shaqeeyo fikir ku saleysan mudo kordhin sababtoo ah mudo kordhintu waxay horseedi kartaa qalaase siyaasadeed, mid amni iyo mid dastuur&#8221;<\/p>\n<p>Dhanka kale, qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu taageeray go\u2019aanka golaha wasiirradu ay ku gaareen in doorashadu ay xilligiigeedi ku dhacdo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay \u201cinaan dalka loo horseedin muddo kordhin, lana hirgaliyo doorasho waafaqsan Dastuurka iyo Sharciga Doorashooyinka\u201d<\/p>\n<p>Inkasta oo labada qoraal ay ka wada siman yihiin in doorasho la qabto, haddana waxaa muuqata in macno ahaan iyo ujeedo ahaan kala duwan yihiin, iyadoo uu madaxweyne farmaajo ku xiray sharuud horseedaysa muddo kororsi.<br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nDhagayso waxbixin ay VOA ka diyaarisay<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-70765-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/e981ae9b-0639-4497-b994-f8a49591a5d4_48k.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/e981ae9b-0639-4497-b994-f8a49591a5d4_48k.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/e981ae9b-0639-4497-b994-f8a49591a5d4_48k.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 July \u00a02020 (Puntlandes) Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si cad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70767,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-70765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1089,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=70765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70768,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70765\/revisions\/70768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70767"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=70765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=70765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=70765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}