{"id":70990,"date":"2020-07-15T13:47:54","date_gmt":"2020-07-15T11:47:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70990"},"modified":"2020-07-15T13:48:06","modified_gmt":"2020-07-15T11:48:06","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-maxamed-mursal-ma-aqbalayno-doorasho-dadban","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=70990","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal &#8220;ma aqbalayno doorasho dadban&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"assa9\" data-offset-key=\"cbr8s-0-0\">\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"cbr8s-0-0\">\n<p>15 July \u00a02020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka soo horjeestay war-murtiyeedkii dawladaha Xubnaha ka ah dawladda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen magaalada Dheesamareeb.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-70991\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4.png\" alt=\"\" width=\"451\" height=\"278\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4.png 1169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4-300x185.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4-768x473.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4-1024x631.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4-292x180.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4r4-638x393.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 451px) 100vw, 451px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nGuddoomiyaha ayaa oo ka hadlay kulanka \u00a0Baarlamaanka ee maanta isagoo sheegay inaysan aheyn wax la aqbali karo in dalka ay ka dhacdo doorasho dadban.<\/p>\n<p>Gudoomiye Mursal wuxuu xildhibaanada u sheegay in Maamul Goboleedyada aysan xaq u laheyn iney go\u2019aan ka gaaraan jihada loo marayo doorashada dalka, taa badalkeeda ay iyagu masuul ka yahiin wax walba, wuxuuna yiri &#8216;Maamul Goboleedyada Go&#8217;aan kama gaari karaan Doorashada dalka ka dhacaysa iyo qaabka ay noqoneyso&#8221;<\/p>\n<p>Mursal ayaa yiri \u201cMa aqbali karno doorasho dadban iyadoo aan ansixinay sharcigii doorashada, ma jirto meel ay wakhtigaan ku qoran tahay in la aado doorasho dadban, Baarlamaanka ayaa iska leh sharci walba ee doorasho lagu aadi lahaa, ma ahan wax khuseeya maamul goboleedyada\u201d<\/p>\n<p>Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenka 2 aad ee golaha shacabka oo ku sugan Dhuusamareeb uusan matalin Baarlamaanka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cawad matalaad uu matalayo Golaha Shacabka kuma aadin magaalada Dhuusamareeb, arrintaas fajac ayay nagu noqotay markii aan aragnay sawirada isaga oo la socda Ra\u2019isal Wasaaraha, saaxiibkeen Mahad Cawad danihiisa ayuu u aaday Dhuusamareeb ee anaga nama matalo, guddoon daba socda Xukuumadda wa ceeb,\u201d ayuu yiri xilli wajigiisa laga dheeha karay carada uu ka qaaday safarka Gudoomiye Mahad Cabdalla Cawad ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Shirka Dhuusamareeb dhawaan ka dhacay waxaa la isla gartay in dalka galo doorasho dadban, tiiyoo ay jirto in Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisulwasaaraha lagu casuumay.<\/p>\n<p>Ra\u2019isal Wasaare Khayre ayaa shaly gaaray magaalada Dhuusamareeb iyadoo la filayo inuu halkaasna gaaro madaxweyne farmaajo uuna ka furmo wajiga labaad ee shirka dawladaha Xubnaha ka ah dawladde Fedraalka iyo DFS.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 July \u00a02020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka soo horjeestay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70991,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-70990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1325,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=70990"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70993,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/70990\/revisions\/70993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70991"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=70990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=70990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=70990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}