{"id":71110,"date":"2020-07-17T13:02:27","date_gmt":"2020-07-17T11:02:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71110"},"modified":"2020-07-17T13:02:27","modified_gmt":"2020-07-17T11:02:27","slug":"wasiir-kuxigeenkii-hore-ee-wasaaradda-cadaaladda-puntland-oo-baaq-nabadeed-u-diray-beello-walaalo-ah-oo-shaqaaqo-ku-dhexmartay-galbeedka-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71110","title":{"rendered":"Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo shaqaaqo ku dhexmartay galbeedka gobolka Mudug."},"content":{"rendered":"<p>17 July \u00a02020 (Puntlandes) Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda dawladda Puntland Dr\u00a0Abdifitah\u00a0Hassan\u00a0Walloore ayaa waxa uu u diray baaq nabadeed beello walaalo ah oo shaqaaqo ku dhexmartay galbeedka gobolka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5a19a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-71111\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5a19a.jpg\" alt=\"\" width=\"440\" height=\"275\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5a19a.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5a19a-300x188.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5a19a-292x183.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5a19a-638x399.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 440px) 100vw, 440px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\n<strong>Hoos ka akhriso baaqa wasiirka:<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaan baaq nabadeed udirayaa beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu ku dhex Martay degaanka barwaaqo ee galbeedka mudug labada beelood ee walaalaha ah beesha reer aw ismaaciil ee ( xirsi muimin aadan) iyo beesha maxamed talareer xijiijle (wadalmogge) Baqayga oo kabooban 3-Qodob<\/p>\n<p>1- baaq nabadeed<br \/>\n2- tacsi iyo duco<br \/>\n3- in waxa lagu muransanyahay lagahishiiyo xalna Looga gudbo waxa dhibka, dhimasha iyo dhaawaca keenay<\/p>\n<p>1- waxaan kubaaqayaa wixii dhacay wax kadambeeya in aysan dhicin oo la isxakameeyo<br \/>\nDadku waa muslimiin, xigto, ehel, walaalo waxaan aduun la&#8217;aan iyo aakhiro la&#8217;aan ahayn lagama faaiido dagaal waxba kuma hagaagaan dagaal wiil baa ku dhinta ee<br \/>\nWiil kuma dhasho<\/p>\n<p>2- waxaan tacsi murugo leh udirayaa dadkii ehelka ahaa ee fidnada nasiib Xumada ah ee dhacdey maanta taariikhduna ay tahay 16-07-2020 dadka kudhintay allaha unaxariisto dadka ay kabxeena samir iyo iimaana allaha naga wada siiyo intii kudhaawacantayna allaha ubooga dhayo<\/p>\n<p>3-in waxa lagu muransantahay aysan u soo noqon xal waarana laga gaaro waxaan dadka caqliga usaaxiib ka ah kacodsanayaa in aan loo kala harin xalinta arintaas dhimashada iyo dhaawaca keentay oo hadda cakiran maqane iyo joogaba<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir hore Puntland<\/p>\n<p>Dr Abdifitah Walloore<\/p>\n<p>mahadsanidiin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 July \u00a02020 (Puntlandes) Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda dawladda Puntland Dr\u00a0Abdifitah\u00a0Hassan\u00a0Walloore ayaa waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1187,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71112,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71110\/revisions\/71112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71111"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}