{"id":71241,"date":"2020-07-21T12:20:13","date_gmt":"2020-07-21T10:20:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71241"},"modified":"2020-07-21T12:20:13","modified_gmt":"2020-07-21T10:20:13","slug":"kulamo-goos-goos-ah-oo-ka-socda-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71241","title":{"rendered":"Kulamo goos goos ah oo ka socda Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>21 July 2020 (Puntlandes) Shirkii Madaxda dowlad federalka iyo dowlada Xubnaha ka ah dawladda Federaalka ee la filayey inuu furmo maanta ayaa dib u dhac uu ku yimid iyadoo xalay kulan ay labada dhinac yeesheen uu qaatay saacado badan aanna lagu heshiin waxba.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-71224\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2.jpg\" alt=\"\" width=\"663\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5e2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 663px) 100vw, 663px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nWaxaa la isla qaatay in kulamadu ay sii socdaan maadaama aan ilaa iminka lagu heshiin nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa iyadoo qof iyo cod ay u baahan tahay muddo kordhin loo sameeyo madaxda iminka.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu muujinayo inuu xoogaa ka soo dabcay mowqifkisii adkaa ee ahaa qof &amp; cod, isla markaana doonayo in waqti la siiyo oo aan la dedejin, shirarka gaar gaarka ahna sii socdaan inta farsamo ahaan wax la is waafajinayo.<\/p>\n<p>Labada qodob ee la kala taagnaa ee nooca doorashada ayaa weli xal laga gaarin sida qodobka maamul goboleedyada doonayaan ee doorasho dad-ban iyo qodobka doorashada qof iyo cod ee Madaxweynaha riixayo.<\/p>\n<p>Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah dawladda Federaalka\u00a0 ayaa intooda badan qaba in doorashadu noqoto mid dadban balse la kordhin karo kaqaybgalka dadweynaha, halka dhanka Dowladda ay ku doodeyso doorasho dadweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 July 2020 (Puntlandes) Shirkii Madaxda dowlad federalka iyo dowlada Xubnaha ka ah dawladda Federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1184,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71242,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71241\/revisions\/71242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71224"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}