{"id":71496,"date":"2020-07-25T14:04:12","date_gmt":"2020-07-25T12:04:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71496"},"modified":"2020-07-25T14:05:33","modified_gmt":"2020-07-25T12:05:33","slug":"deg-deg-madaxweyne-farmaajo-oo-aqbalay-goaanka-g-shacabka-ee-kalsooni-kala-noqoshada-raiisul-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71496","title":{"rendered":"DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay go\u2019aanka G\/Shacabka ee Kalsooni kala-noqoshada Ra\u2019iisul Wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, 25ka Luuliyo, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go\u2019aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra&#8217;iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-71369\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12.jpg\" alt=\"\" width=\"578\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5n12-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 578px) 100vw, 578px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nMadaxweynuhu wuxuu muhiim u arkayay midnimada hay&#8217;addaha Dastuuriga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan marxal<span class=\"text_exposed_show\">adda aan ku jirno, balse asagoo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah, tixgelinayana awoodda Dastuuriga ah ee Golaha Shacabka, wuxuu aqbalay go&#8217;aanka Golaha Shacabka.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>\u201cKala fogaanshaha Xukuumadda iyo hay\u2019adda sharci dejinta waa mid wiiqeysa horumarkii la sameeyay, si taas loo daba qabtana waxaan go\u2019aansaday inaan tixgeliyo codka Golaha Shacabka oo ah hay\u2019adda aasaaska u ah qarannimadeenna.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo wuxuu si degdeg ah usoo magacaabayaa Ra\u2019iisul Wasaare soo dhisa xukuumad dalkan ka saarta marxaladdan kala guurka ah, siina xoojisa adeegyada bulsho ee dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda wuxuu uga mahadcelinayaa Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hawlkarnimadii uu muujiyay muddadii uu xilkan hayay iyo wadashaqeyntii wanaagsanayd ee uu la lahaa hay\u2019adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, isaga oo u rajeeynaya horumar iyo mustaqbal wanaagsan.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 25ka Luuliyo, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1297,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71497,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71496\/revisions\/71497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71369"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}