{"id":71549,"date":"2020-07-25T17:17:27","date_gmt":"2020-07-25T15:17:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71549"},"modified":"2020-07-25T17:17:27","modified_gmt":"2020-07-25T15:17:27","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-sii-socodsiinta-howlaha-golaha-xukuumadda-u-igmaday-kusimaha-raiisul-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71549","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo sii socodsiinta howlaha golaha xukuumadda u igmaday kusimaha raiisul wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,Luuliyo 25, 2020: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo maareynta howlaha Golaha Xukuumadda si kumeel gaar ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-71550\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q6.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q6.jpg 512w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q6-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nWareegtada Madaxweynaha ayaa ku saleysan in aanu hakad gelin qorsheyaasha dowl<span class=\"text_exposed_show\">ad-dhiska iyo horumarinta dalkeenna tan iyo inta Madaxweynuhu uu ka soo magacaabayo Ra\u2019iisul Wasaare soo dhisaya Xukaamad tayo leh oo sii dardargelisa xaqiijinta yididiillada shacabka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Laga bilaabo faafintan, sida uu qabo Dastuurka Kumeel-gaarka ah waxa uu Kusime Ra\u2019iisul Wasaare Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) awood u yeelanayaa hagidda hawlaha xukuumadda inta laga soo buuxinayo xilka Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa adkeeyay in ay dalka ka dhacayso doorasho waqtigeeda ku qabsoonta oo lagu wada qanacsan yahay, waafaqsanna Dastuurka iyo Sharciga Doorashooyinka dalka iyo in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay ka shaqeynta qodobadii ku soo baxay war-murtiyeedkii Dhuusamareeb iyada oo shirka xiga loo ballansan yahay 15ka Ogoosto 2020.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,Luuliyo 25, 2020: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1167,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71549","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71551,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71549\/revisions\/71551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71550"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}