{"id":71568,"date":"2020-07-25T22:46:54","date_gmt":"2020-07-25T20:46:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71568"},"modified":"2020-07-25T22:46:54","modified_gmt":"2020-07-25T20:46:54","slug":"daawo-video-khayre-waxaan-goaasanaday-in-aan-xilka-iska-casilo-oo-aanan-qayb-ka-noqon-qalalaase-siyaasadeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71568","title":{"rendered":"Daawo Video: Khayre \u201cWaxaan go\u2019aasanaday in aan xilka iska casilo oo aanan qayb ka noqon qalalaase siyaasadeed\u201d"},"content":{"rendered":"<p>25 July 2020 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo goor dhow la hadlay warbaahinta ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay, isagoo sharci darro ku tilmaamay go\u2019aankii Golaha Shacabak ee maanta ee sida degdega xilka looga qaaday.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-71569\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a.png\" alt=\"\" width=\"545\" height=\"306\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a.png 1194w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a-300x168.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a-768x431.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a-1024x575.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a-638x358.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9a-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 545px) 100vw, 545px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nKhayre oo ka muuqatay degenaan ayaa sheegay inuu u noqonayo Umadda Soomaaliyeed tusaale, isla markaana aanu dooneyn inuu qayb ka noqdo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni oo dalka ka dhaca.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa yiri \u201cAnigoo og wixii maanta ka dhacay Golaha Shacabka sharci darro yihiin, oo aan loo marin habraacii saxda ahaa ee xil ka qaadis xukuumadeed, anigoo og in aanay ku jirin ajandaha \u00a0anigoo og in aan laga doodin, in aan laga doodin, in aanay waafaqsaneyn dastuurka iyo shuruucda dalka, hadana waxaa go\u2019aansaday inaan umadda soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan iska casilo xilka Umadda Soomaaliyeed u haayay anigoo dhowraya midnimada dalka, iyo in aan dib loogu laaban burburin, qeybna aan uga noqon qalqal siyaasadeed dalka ku dhaca, mid dhaqaale, mid amni\u201d<\/p>\n<p>Khayre ayaa\u00a0 ahaa ra\u2019iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa Soomaaliya soo mara tan iyo burburkii dowladii hore ee Siyad Barre, waxaana hore u dhici jirtey in ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ay is khilaafaan oo xilka laga qaado.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa loo magacaabay ra\u2019iisul Wasaare inuu ka noqdo dalka Soomaaliya 23kii Febraayo\u00a0 2017.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa codka kalsoonida siiyay xildhibaanada baarlamaanka 1dii bishii March 2017kii waxana ansixisay xildhibaano gaaraya 231.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sLm6EibtL3s\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 July 2020 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo goor dhow la hadlay warbaahinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71569,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1368,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71570,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71568\/revisions\/71570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71569"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}