{"id":71571,"date":"2020-07-26T00:04:19","date_gmt":"2020-07-25T22:04:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71571"},"modified":"2020-07-26T00:05:39","modified_gmt":"2020-07-25T22:05:39","slug":"maraykanka-oo-walaac-xoogan-ka-muujiyay-kalsooni-kala-noqoshadii-raiisul-wasaare-khayre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71571","title":{"rendered":"Maraykanka oo walaac xoogan ka muujiyay kalsooni kala noqoshadii Ra\u2019iisul Wasaare Khayre"},"content":{"rendered":"<p>25 July 2020 (Puntlandes) Qoraal ka soo baxay safaarada Maraykanka uu ku leeyahay dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Maraykanka ay ka xun tahay talaabada Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Shacabka ay kalsoonidii ugala laabteen Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo xukuumadiisa.<span id=\"more-33575\"><\/span>Maraykanka ayaa ka digey in arrintan ay horseedi karto amni darro iyo qalqal ku yimaada arrimaha siyaasada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-71566\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5q9-55x55.jpg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><br \/>\n<script async src=\"\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<!-- Dag 3 --><br \/>\n<ins class=\"adsbygoogle\" style=\"display: block;\" data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" data-ad-slot=\"1933880084\" data-ad-format=\"auto\"><\/ins><br \/>\n<script>\n(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});\n<\/script><br \/>\nQoraalka ayaa lagu yiri \u201cArrintan waxa ay cirka ku sii shareereysaa xiisadaha siyaasadeed isla markaana ay carqaladaynaysaa wadahadaladii bilowga ahaa ee u dhexeeyay xukuumada federalka iyo maamul goboleedyada dalka.\u201d<\/p>\n<p>Safaarada ayaa intaa ku dartay in habraacii khaldanaa ee baarlamaanka uu dib u dhac u keenayo qorshihii dib u habeynta iyo taageerada Maraykanka uu siinayay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxana safaarada ay sheegtay in xasilooni,ammaan iyo horumar lagu gaari karo oo kaliya wax wada qabsi iyo hogaamiyaasha Soomaaliyeed oo ay meel dhexe isugu yimaadaan.<\/p>\n<p>\u201cHaddii shaqsi ama hay\u2019ad ay raadiso inay awooda kaligeed maroorsato waxa ay carqaladaynaysaa xasiloonida qaranka oo dhan.\u201dayaa lagu sheegay qoraalka ka soo baxay safaarada Maraykanka ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cSafaarada maraykanka waxa ay sii wadaysaa inay gacan ka geysato sidii doorasho federal ah oo waqtigeeda ku dhacda kana timaada wadatashi iyo wadahadalo wax ku ool ah oo lala yeesho dhammaan saamileyda.\u201d<\/p>\n<p>Safaarada ayaa ugu baaqday dowlada federalka iyo dawlad goboleedyada, golaha Shacaba iyo qaybaha kale inay sii wadaan fulinta heshiiskii lagu gaaray Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maraykanka ayaa ugu baaqay dhammaan hogaamiyaasha Soomaalida iyo saamileyda inay ka hormariyaan danahooda gaarka ah danta qarankooda.<\/p>\n<p><em><strong>\u201cWaxaan tallaabo ka qaadi doonaa kuwa wax burburiya oo doonaya in ay carqaladeeyaan horumarka iyo xasiloonida, dowladnimo loo dhan yahay iyo horumarka. Ma dooneyno in Soomaaliya ay waddo qaldan raacdo, Maraykanku waxa uu marwalba garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed iyo hoggaamiyaasha danta dalkooda ka hormariya tooda gaarka ah.\u201dayaa lagu soo gunaanuday qoraalka ka soo baxay safaarada Maraykanka ee dalka Soomaaliya.<\/strong><\/em><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71565\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Halkan ka akhriso qoraalka af Ingiriis ah<\/a><\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 July 2020 (Puntlandes) Qoraal ka soo baxay safaarada Maraykanka uu ku leeyahay dalka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71571","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1370,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71571"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71574,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71571\/revisions\/71574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71566"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}