{"id":71628,"date":"2020-07-27T22:01:23","date_gmt":"2020-07-27T20:01:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71628"},"modified":"2020-07-27T22:02:06","modified_gmt":"2020-07-27T20:02:06","slug":"daawo-muuqal-dhamaystiran-c-raxmaan-c-shakuur-oo-ku-baaqay-shirwayne-qaran-oo-lagu-badbaadinayo-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71628","title":{"rendered":"Daawo muuqal dhamaystiran C\/raxmaan C\/shakuur oo ku baaqay shirwayne qaran oo lagu badbaadinayo dalka"},"content":{"rendered":"<p>27 July 2020 (Puntlandes) Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warasme oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa ka digay qatar uu sheegay inay dalkaan ku yihiin Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-71319\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6.jpg\" alt=\"\" width=\"486\" height=\"324\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5l6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 486px) 100vw, 486px\" \/><\/a><br \/>\n<script data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" async src=\"https:\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\nC\/raxmaan C\/shakuur ayaa ugu baaqay Madaxda maamul gobolleedyada, saamileeyda siyaasadda, Aqalka Sare iyo bulshada rayidka inay laga wadatashto aayaha dalka iyo xaaladda uu ku jiro.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan \u00a0umadda Soomaaliyeed u sheegeeynaa in Madxaweyne Farmaajo dib u heshiisin rabin, inuu nabadda ka shaqeeyo rabin, in uusan doorasho rabin, rabana wada kasta uu kursiga ku joogi karo ku joogo\u201d \u00a0ayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur isagoo uga digay \u00a0qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada inaysan Madaxweyanah ku garab istaagin tallaabooyin uu ku tilmaamay in sharciga lagu duminayo.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Wadajir ayaa sheegay in beesha caalamka ay haatan ku soo baraarugtay qatarta uu dalka gelianayo Madaxweyne Farmaajo iyo taliska nabad Sugidda Qaranka, waaxa uuna \u00a0soo dhaweeyey hadalkii ka soo yeeray Dowladda \u00a0Mareeykanka ee ahaa in masuuliyiinta qaar ee dowladda ku jira yihiin qaswadayaal.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur \u00a0ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo qabto shir qaran oo dalka lagu badbaadinayo madaama \u00a0Madaxweyne Farmaajo doonayo xukunka \u00a0xoog ku jooga doorashana u socon dalkana uu rabo uu digreeto ku maamulo sida uu hadalka u dhigay, asagoona tusaalo u soo qaatay magacaabistii \u00a0Madaxweynaha ee Kusimaha Ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>\u201cDalkaan badbaado ayuu u baahan yahay, waxaan qabaa in la helo qaab wadajir ah oo dalkaan xaaladdaan laga saarayo, haddii ay tahay Gole KMG ah oo dalkaan badbaadiya ama shir Qaran oo dalkaan lagu badbaadinayo, waa in dadka Soomaaliyeed tahsdaan\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeeyntii, \u00a0C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in seddexdii sanno ee ugu dambeeysay ay isaga iyo xibigiisa uga digayeen halista dowladnimada ay ku hayaan madaxweynaha iyo kooxdiisa.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo shirkii jaraa\u2019id ee C\/raxmaan C\/shakuur<\/strong><br \/>\n<script data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" async src=\"https:\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SQtyK_a1uEM\" width=\"680\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 July 2020 (Puntlandes) Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warasme oo shir jaraa\u2019id ku qabtay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1533,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71628"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71630,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71628\/revisions\/71630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71319"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}