{"id":71652,"date":"2020-07-28T12:31:49","date_gmt":"2020-07-28T10:31:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71652"},"modified":"2020-07-28T12:31:49","modified_gmt":"2020-07-28T10:31:49","slug":"dr-gaas-wixii-baarlamaanka-ka-dhacay-waa-wax-laga-soo-shaqeeyay-oo-shirqool-u-eg","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71652","title":{"rendered":"Dr Gaas \u201cWixii Baarlamaanka ka dhacay waa wax laga soo shaqeeyay oo shirqool u eg\u201d"},"content":{"rendered":"<p>28 July 2020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland isla markaasna ah Ra\u2019iisul Wasaarahii hore Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in wixii ka dhacay Baarlamaanka Sabtidii la soo dhaafay uu ahaa wax aan sharciga waafaqsaneyn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-70472\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29.jpg\" alt=\"\" width=\"503\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8f29-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 503px) 100vw, 503px\" \/><\/a><br \/>\n<script data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" async src=\"https:\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\nDr Gaas ayaa sheegay in la baal maray xeer hoosaadkii iyo nidaamkii la rabay in loo maro haddii Ra\u2019iisul Wasaare mooshin laga keenayo ama la dhaliilayo oo aheyd in isaga fursad la siiyo oo uu hadlo, isna dhifaaco, balse taas aysan dhicin.<\/p>\n<p>Dr Gaas ayaa yiri \u201cWaxaa moodaa wax laga soo shaqeeyay oo la soo abaabulay oo sidii shirqool u eg inay aheyd wax sax ah ma aheyn nidaamka dowladnimada ku haboon aniga ilama ahan baarlamaanka taariikh xumo ku tahay mooyaane, wax hadda ay Ra\u2019iisul Wasaaraha ay u dhintan ma jiraan\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in Baarlamaanka iyo Guddoonka ay rabaan muddo kororsi, isagoo xusay mar walba oo marxalad kala guur ah la galo uu sidaan u dhaqmo Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Bixitaanka Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa durba ka dhashay cadaadis xooggan oo dowladda Soomaaliya kala kulmeysa Beesha Caalamka, iyadoo Mareykanka ku hanjabay inuu tallaabo ka qaadayo Kooxo qaswadayaal ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 July 2020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland isla markaasna ah Ra\u2019iisul Wasaarahii hore Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71652","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1400,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71652","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71652"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71653,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71652\/revisions\/71653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/70416"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}