{"id":71688,"date":"2020-07-30T21:14:13","date_gmt":"2020-07-30T19:14:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71688"},"modified":"2020-07-30T21:14:13","modified_gmt":"2020-07-30T19:14:13","slug":"daawo-video-hassan-shiekh-ma-jirto-wax-farriin-ah-oo-uu-noo-keenay-guddoonka-golaha-shacabku-ama-aan-anngu-u-dhiibnay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=71688","title":{"rendered":"Daawo Video: Hassan Shiekh \u201cma jirto wax farriin ah oo uu noo keenay guddoonka golaha shacabku ama aan anngu u dhiibnay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-30-July-2020, Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD ahna Madaxweynihii sideedaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan SHiekh Maxamuud ayaa si faah faahsan uga warbixiyey kulan dhawaan dhexmaray Guddoonka Golaha shacabka iyo Hogaanka Madasha Xisbiyada Qaran kaas oo qabsoomay 28 bishan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-71689\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7.jpg\" alt=\"\" width=\"482\" height=\"270\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7-768x430.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5w7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 482px) 100vw, 482px\" \/><\/a><br \/>\n<script data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" async src=\"https:\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\nMadaxweyne Xassan SHiekh Maxamuud<span class=\"text_exposed_show\">\u00a0ayaa sheegay in uusan jirin wax ajende siyaasadeed ah oo Guddoonka Golaha shacabku u waday Madasha Xisbiyada Qaran sidoo kale aysan jirin wax ajende ah oo Madashu ay u dhiibtay Guddoonka Golaha shacabka.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweyne Xassan SHiek Maxamud ayaa yiri \u201cwaxaan rabaa inaan faah faahiyo kulankii dhawaan ay madashu la yeelatay guddoonka Golaha shacabka kaas oo dad badan ay ii soo weydiyeen siyaabo kala duwan walaalayaal waxaan rabaa idin xaqiijiyo in aysan jirin wax fariin ah oo uu noo siday Guddoonka annaguna aanan u dhiibin wax fariin ah\u201d<\/p>\n<p>\u201cGuddoonka Golaha Shacabku Madaxda Qaranka ayey ka mid yihiin madaxduna wey kulmi karaan weyna wadatashan karaan balse ma jrin wax gaar ah oo annaga iyo Guddoonku aa u kulannay sababtoo ah horay ayaan sidaan oo kale u kulmi jirnay\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xassan Shiekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Mudane Xassan SHiek Maxamud ayaa sidoo kale sheegay in uusan is badali mowqifka Madasha ee ku saabsan doorashooyinka, \u201cwaxaan rabnaa in dalkaan ay ka dhacdo doorasho waqtigeeda ku dhacda heshiisna lagu yahay waxaana aaminsanhay in la gaari karo haddii talooyinka aan soo jeedineyno la raaco\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa uu bogaadiyey natiijooyinkii lagu gaaray shirarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb waxaana uu ku baaqay in la ballaariyo watashiyada siyaasadeed ee hadda socda kuwaas oo uu tilmaamay in lagu gaari karo natiijo wax ku ool ah.<br \/>\n<script data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" async src=\"https:\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lTT-hKcZTgk\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-30-July-2020, Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD ahna Madaxweynihii sideedaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1388,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71690,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71688\/revisions\/71690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71689"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}