{"id":72046,"date":"2020-08-06T12:52:33","date_gmt":"2020-08-06T10:52:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72046"},"modified":"2020-08-06T12:52:33","modified_gmt":"2020-08-06T10:52:33","slug":"akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-dalbaday-in-la-baaro-been-abuur-u-sameeyey-gudoomiye-mursal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72046","title":{"rendered":"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo dalbaday in la baaro \u2018been abuur u sameeyey\u2019 gudoomiye Mursal"},"content":{"rendered":"<p>06 August 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi) oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa dalab xasaasi ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n<p><script data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" async src=\"https:\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\nCabdi Xaashi ayaa Madaxweynaha ka dalbaday in baaris deg-deg ah uu ku sameeyo xeerka maaliyadda guud ee dalka oo uu dhowaan u gudbiyey Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxaa lagu sheegay in guddoonka Golaha Shacabka uu been abuur ka sameeyey habraaca dhaqan-gelinta xeerka maaliyadda guud ee dalka, isaga oo sheegay in aan lasii marsiinin Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare,. si uu dib u eegis ugu sameeyaan iyaguna.<\/p>\n<p>\u201cXeerkaas lama dhaqan-gelinayo inta laga sarayo habraaciisa dastuuriga ah sidda waafaqsan qodobka 85aad iyo qodobka 90aad farqadiisa [f] ee dastuurka ku meelgaarka ah,\u201d ayuu soo qoray Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu qoraalkiisa ku soo bandhigay guddoomiyaha Aqalka Sare shax muujineysa wax ka bedal lagu sameeyey xeerkaas iyo kuwa meesha laga saaray.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli uu weli halkiisii yahay khilaafka u dhexeeya labada Aqal ee baarlamaanka oo ka dhashay arrimaha doorashada ee 20\/21.<br \/>\n<script data-ad-client=\"ca-pub-8768417643189214\" async src=\"https:\/\/pagead2.googlesyndication.com\/pagead\/js\/adsbygoogle.js\"><\/script><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-72047\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m.jpg 679w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m-292x413.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m-638x902.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-72048\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m1.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m1.jpg 679w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m1-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m1-292x413.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/6m1-638x902.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 August 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi)&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-72046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1168,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=72046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72049,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72046\/revisions\/72049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/72047"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=72046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=72046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=72046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}