{"id":72212,"date":"2020-08-10T18:42:27","date_gmt":"2020-08-10T16:42:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72212"},"modified":"2020-08-10T18:42:27","modified_gmt":"2020-08-10T16:42:27","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-ciidamada-madaxtooyada-iyo-taliyaha-qeybta-booliska-gobolka-nugaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72212","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo : 10 August 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 51 August 10, 2020 ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.<\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\"><br \/>\nMadaxweynaha Dowladda Puntland<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Baahida loo qabo Dar-dar gelinta iyo xoojinta hawlaha Amniga.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda Ciidanimo.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa G\/sare Cabdiqaadir Jamac Dirir loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland<\/p>\n<p>2. Waxaa G\/sare Maxamed Aadan Jaamac loo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>*Xeerkani waxaa uu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo : 10 August 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-72212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1326,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=72212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72213,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72212\/revisions\/72213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/71961"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=72212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=72212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=72212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}