{"id":72424,"date":"2020-08-17T12:34:17","date_gmt":"2020-08-17T10:34:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72424"},"modified":"2020-08-17T12:34:17","modified_gmt":"2020-08-17T10:34:17","slug":"akhriso-sheekh-shariif-oo-ka-digay-doorashada-oo-waqtigeedii-dib-uga-dhacda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72424","title":{"rendered":"Akhriso Sheekh Shariif oo ka digay doorashada oo waqtigeedii dib uga dhacda"},"content":{"rendered":"<p>17 August 2020 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxda dowladda aanay qorshaha ugu jirin qabashada doorasho heshiis lagu yahay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/7c2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-72425\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/7c2.jpeg\" alt=\"\" width=\"364\" height=\"201\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/7c2.jpeg 952w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/7c2-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/7c2-768x424.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/7c2-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/7c2-638x352.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 364px) 100vw, 364px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay inuu aaminsan yahay in Madaxda dowladdu aysan daacad ka aheyn in heshiis laga gaaro xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa iyaga iyo Dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka Sheekh Shariif<\/strong><\/p>\n<p>Waxaan aaminsanahay in madaxda dowladdu aysan daacad ka ahayn heshiis laga gaaro xasaradda siyaasadeed ee u dhaxeysa iyaga iyo dowlad goboleedyada, sidoo kalena aysanba qorshaha ugu jirin qabashada doorasho heshiis lagu yahay.<\/p>\n<p>Xaqiiqdii dalkaan waxaan ka keennay meel aad u adag, sidaa darteed marna ma oggolaan karno in aayaha iyo masiirka ummaddu u afduubnaado ashkhaas kursiga inay sii joogaan kaliya raba.<\/p>\n<p>Waxaan ka digeynaa dhibaato noo muuqata oo madaxda wakhtiga uu kasii dhammaanayo ay ismoodsiinayaan, waxaana caddeyneynaa in aan marnaba laga aqbali doonin in maalin ay kursiga sharci darro kusii joogaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaan uga digeynaa guddoonka Golaha Shacabka inay ka fiirsadaan tallaabooyinka aan dastuuriga ahayn ee ay ku dhaqmayaan, iyadoo ujeedku yahay in xil-kordhin ay u xalaaleeyaan madaxtooyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 August 2020 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-72424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1259,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=72424"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72426,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72424\/revisions\/72426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/72425"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=72424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=72424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=72424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}