{"id":72668,"date":"2020-08-30T10:55:38","date_gmt":"2020-08-30T08:55:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72668"},"modified":"2020-08-30T10:55:38","modified_gmt":"2020-08-30T08:55:38","slug":"madaxweyne-oo-magacaabay-xubno-ka-mid-ah-maxkamadda-sare-ee-ciidamada-qalabka-sida-iyo-danbiyada-culus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=72668","title":{"rendered":"Madaxweyne oo magacaabay xubno ka mid ah maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020, ku magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/10f4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-72414\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/10f4.png\" alt=\"\" width=\"455\" height=\"282\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/10f4.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/10f4-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/10f4-768x476.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/10f4-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/10f4-638x395.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 455px) 100vw, 455px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad, faqraddiisa 19-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobka 87-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Talo soo jeedinta Goddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa G\/le Cabdiraxmaan Ciise Xuseen loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool.<\/p>\n<p>2. Waxaa Dhemme Siciid Xirsi Ibraahim loo magacaabay Xeer\u2013ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool.<\/p>\n<p>3. Waxaa G\/dhexe Cabdirisiiq Jaamac Cabdulle loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool.<\/p>\n<p>4. Waxaa G\/le Axmed Jaamac Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool.<\/p>\n<p>5. Waxaa G\/le Siciid Aadan Siciid loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool<\/p>\n<p>6. Waxaa G\/sare Cabdullaahi Cabdi Shire loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn.<\/p>\n<p>7. Waxaa Dhemme Cawil Warsame Maxamed loo magacaabay Xeer\u2013ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn.<\/p>\n<p>8. Waxaa Dhemme Cabdiweli Maxamuud Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn.<\/p>\n<p>9. Waxaa G\/le Cabdi Faarax Cali loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn<\/p>\n<p>10. Waxaa G\/le Ibraahim Bile Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu.<\/p>\n<p>11. Waxaa Dhemme Maxamed Xuseen Axmed loo magacaabay Xeer\u2013ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu<\/p>\n<p>12. Waxaa Dhemme Cali Ibraahim Cismaan loo magacaabay Garooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu.<\/p>\n<p>13. Waxaa G\/dhexe Maxamed Cabdi Nuur loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu.<\/p>\n<p>14. Waxaa G\/le Sahal Cabdi Cartan loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu.<\/p>\n<p>* Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-72668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1402,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=72668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72669,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/72668\/revisions\/72669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/72414"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=72668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=72668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=72668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}