{"id":73020,"date":"2020-09-10T12:33:44","date_gmt":"2020-09-10T10:33:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73020"},"modified":"2020-09-10T12:33:44","modified_gmt":"2020-09-10T10:33:44","slug":"jahwareerka-shaqo-oo-hareeyay-xafiiska-r-wasaaraha-iyo-c-risaaq-caato-oo-dib-loo-soo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73020","title":{"rendered":"Jahwareerka shaqo oo hareeyay Xafiiska R\/Wasaaraha iyo C\/risaaq Caato oo dib loo soo magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>10\u00a0Sept 2020 (Puntlandes) Jahwareer dhanka shaqada ayaa hareeyay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, kaddib markii muddo 45 cisho ah lagu bedelay illaa saddex xoghaye, oo isaga kala dambeeyay shaqada tan iyo ridisii Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-73021\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a.jpg\" alt=\"\" width=\"430\" height=\"292\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a.jpg 1495w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a-300x204.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a-768x522.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a-1024x696.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a-292x198.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a-638x434.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s8a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 430px) 100vw, 430px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xaalada jahwareerka uu galay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sabab u ahaa is bedelo xiriir ah oo saameeyay habsami u socodkii howlaha Xafiiska oo xilli ahaa kan ugu mashquulka badan, uguna shaqada badan.<\/p>\n<p>Sii Hayaha xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha Mahdi Guuleed ayaa dib u soo celiyay C\/risaaq Xuseen Aadan oo loo yaqaano C\/risaaq Caato oo xilkan laga qaaday 40 maalmood ka hor, kaddib markii uu ku lug yeeshay fal xadgudub ku takri fal awoodeed oo uu kula kacay mas\u2019uul u dhowaa Ra\u2019iisul Wasaarihii hore, iyadoo la sheegay inuu bixiyay amar gaari uu lahaa Yaxye Cali Hareeri lagula wareegay, balse dib loo celiyay.<\/p>\n<p>Dhacdadan kaddib ayaa Mahdi Guuleed xilka ka qaaday Mr Caato, una magacaabay Xoghayaha Joogtada Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha C\/raxmaan Sheekh Mucaawiye oo horay u ahaa Kuxigeenka Xoghayaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Inkastoo C\/risaaq Caato xilka laga qaaday xilligaas, balse waxaa jiray inuu aad ugu lug lahaa Xafiiska, saameyntiisa muuqatay, waxaase mar kale lagu soo baraarugay in 40 berri kaddib dib loo soo celiyay.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow xafiiska Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa laga soo xigtay in waxa ka socda Xafiiska Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya tan iyo markii uu ka tegay Ra\u2019iisal wasaarihii hore ay isu bedeshay fowdo iyadoo awoodda Madaxweynaha ku takri falayaan xubno dhalinyaro ah oo Madaxtooyada ku xiran.<\/p>\n<p>Shaqadii xafiiska Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa isku cakirantay, waxayna xaaladii isu bedeshay jaha-wareer hareeyay xafiiskaasi oo mar ahaa goobta ugu nidaamsan hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa la bedelay dhowr mas\u2019uul oo Xafiiska ka shaqeynayay, kuwaasoo u badnaa La Taliyeyaal iyo howl-wadeeno, loona wareejiyay Wasaarado, sidoo kale is barbaryaaca ka jiray Xafiiska ayaa waxaa isku casilay Agaasimihii Xiriirka Warbaahinta iyo Madaxii howlaha dib u habeynta qeybta Amniga ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10\u00a0Sept 2020 (Puntlandes) Jahwareer dhanka shaqada ayaa hareeyay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, kaddib markii muddo 45&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73021,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1266,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73022,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73020\/revisions\/73022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73021"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}