{"id":73045,"date":"2020-09-10T21:12:30","date_gmt":"2020-09-10T19:12:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73045"},"modified":"2020-09-10T21:12:30","modified_gmt":"2020-09-10T19:12:30","slug":"madaafiic-lagu-garaacay-qaybo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73045","title":{"rendered":"Madaafiic lagu garaacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>10\u00a0Sept 2020 (Puntlandes) Madaafiic dhawaaqooda laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa caawa lagu garaacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Madaafiicdaan oo loo malaynayo inay yihiin hoobiyaal ayaa abuuray jawi xasilooni darro iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn waxyeelada ay geysteen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s10a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73046\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s10a.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s10a.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s10a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s10a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s10a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/7s10a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warar la helayo ayaa sheegaya in madaafiicda ay ku dhaceen xaafado ka tirsan degmooyinka Shangaani, Waabari, Warta-nabadda , Xamar Jajab&#8230;.<\/p>\n<p>Hoobiyaashaan oo laga maqlay magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegmaya\u00a0 xilli magaalada ay ku\u00a0 sugan yihiin madaxda dowlad goboleedyada dalka iyadoo maantana qado sharaf loogu sameeyay madaxtooyada.<\/p>\n<p>Ammaanka Muqdisho oo si\u00a0 aad ah loo adkeeyay ayaa waxaa shalay qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay meel ku dhow madaxtooyada kadib markii qof waxyaalaha qarxa isku soo xirey uu isku qarxiyay maqaaxi ay dad badan ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10\u00a0Sept 2020 (Puntlandes) Madaafiic dhawaaqooda laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa caawa lagu garaacay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1298,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73047,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73045\/revisions\/73047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}