{"id":73488,"date":"2020-09-26T17:38:30","date_gmt":"2020-09-26T15:38:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73488"},"modified":"2020-09-26T17:38:30","modified_gmt":"2020-09-26T15:38:30","slug":"kheyre-oo-warqad-u-qoray-raiisul-wasaare-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73488","title":{"rendered":"Kheyre oo warqad u qoray Ra\u2019iisul Wasaare Rooble"},"content":{"rendered":"<p>26 Sept 2020 (Puntlndes) Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa warqad rasmi ah u qoray Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, ogeysiisna u diray Madaxweynaha, Guddoonka Labada Aqal, Maxkamadda sare iyi Ra&#8217;iisul wasaare kugeenka taasoo ku sheegay inuu isaga xilka ku wareejiyo sifo sharci ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-73489\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3.png\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"322\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3.png 642w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3-300x179.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3-292x174.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3-638x381.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa markii la riday Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa uu soo saaray wareegto Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Guuleed ugu magacaabay Sii Haye Ra\u2019iisul Wasaare, taasoo siyaasiyiinta mucaaradka ku tilmaameen in aanay sharci aheyn.<\/p>\n<p>Mahdi Guuleed ayaa 50 cisho xilka Ra\u2019iisul wasaaraha hayay, waxaana mudadaas uu shirayay dhowr jeer Golaha Wasiirada, iyadoo la ansixiyay sharciyo iyo guddiyo mugdi ku jiray, sharci ahaanshahooda aad loo duray, maadaama loo arkayay in la dedejinayay iyo dano siyaasadeed oo ku hoos-jirtay.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Dastuurka KMG ayaa qaba in Ra\u2019iisul Wasaaraha marka uu is casilo ama xilka laga qaado inuu xilka ku wareejiyo Ra\u2019iisul Wasaaraha la soo magacaabo, tiiyo ay aheyd arrin soo jireen ah tan iyo markii Dastuurkan la ansixiyay 2012, \u00a0dowladdii tan ka horeysayna markii xilka laga qaaday labadii Ra\u2019iisul wasaare inay xilalka ku wareejiyeen Ra\u2019iisul Wasaarayaashii iyaga ka dambeeyay<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-73490\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2.jpg\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"821\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2.jpg 674w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-245x300.jpg 245w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-292x358.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-638x782.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 670px) 100vw, 670px\" \/><\/a><\/p>\n<p>PUNTLANDES.COM<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Sept 2020 (Puntlndes) Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa warqad rasmi ah u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1554,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73491,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73488\/revisions\/73491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73489"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}