{"id":73528,"date":"2020-09-27T19:34:44","date_gmt":"2020-09-27T17:34:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73528"},"modified":"2020-09-27T19:34:44","modified_gmt":"2020-09-27T17:34:44","slug":"sawirrosoomaaliya-iyo-mareykanka-oo-kala-saxiixday-heshiiska-deyn-cafinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73528","title":{"rendered":"Sawirro:Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiiska deyn cafinta"},"content":{"rendered":"<p>27 Sept 2020 (Puntlndes)\u00a0Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood kaas oo lagu dhimayo dibna loogu qaabeynayo deyn Soomaaliya ay ku leeyihiin sadax hey\u2019adood oo Dowladda mareykanka ah,waxaana heshiiskan goobjoog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafisay qeybtii uga soo aadday deyn cafintii dalalka Naadiga Paris.<\/p>\n<p>\u201cSharaf ayay ii tahay in aan maanta la saxiixanay Dowladda Mareykanka Heshiis uu nooga cafiyay qaar ka mid ah deymihii uu Soomaaliya ku lahaa, iyadoo la fulanayo natiijada heshiiskii ay gaareen wadamada Paris Club oo Soomaaliya ka saamaxay lacag dhan 1.4 Bilyan,\u201d ayuu yiri Wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ahaa heshisika ayaa Dowladda Mareynkanka ugu mahadceliyey deyn cafinta, wuxuuna sidoo kale ku bogaadayay safiirka Mareynkanka sida ay markasta u garab yihiin Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cSaxiixa heshiiskan waxaa suurto gal ka dhigay Soomaaliya oo hirgalisay dib u habeyn dhaqaale oo muhiim ah islamarkaana gaartay bishii Maarso ee sanadkan 2020 marxaladii ugu horeysay ee deyn cafinta,\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay safaaradda Mareynkanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73529\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73534\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a4.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73533\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a3.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73532\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a2.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73531\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73530\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/8a.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Sept 2020 (Puntlndes)\u00a0Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73529,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1285,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73528"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73537,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73528\/revisions\/73537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73529"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}