{"id":73553,"date":"2020-09-28T11:06:15","date_gmt":"2020-09-28T09:06:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73553"},"modified":"2020-09-28T11:06:15","modified_gmt":"2020-09-28T09:06:15","slug":"safiirka-maraykanka-ee-somalia-oo-raiisul-wasaare-rooble-kala-hadlay-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73553","title":{"rendered":"Safiirka Maraykanka ee Somalia oo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble kala hadlay doorashada"},"content":{"rendered":"<p>28 Sept 2020 (Puntlandes) Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa qoraal kooban ka soo saartay kulankii shalay dhex maray Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Amb. Donald Yamamoto.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-73554\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"439\" height=\"672\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-1.jpg 586w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-1-196x300.jpg 196w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2-1-292x447.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 439px) 100vw, 439px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulankan ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, heshiiska doorashooyinka sidii loo fulin lahaa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa aad ugu faraxsanahay inaan u hambalyeyno Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub, xaqiijinta xilka Ra\u2019iisul Wasaare\u201dayaa lagu yiri qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka Safaaradda Mareykanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Safaaradda ayaa caddeysay inay isku afgarteen Ra\u2019iisul Wasaaraha in horay loo sii wado arrimihii horay loo sii waday sida dib u habeynta arrimaha dhaqaalaha, amniga iyo maamul wanaaga.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan isku afgaranay ahmiyada ay leedahay in waqtiga doorashada lagu dhaqmo iyo hirgelinta heshiiskii doorashada, maamul wanaaga, iyo sii wadida dib u habeynta dhaqaalaha iyo amniga ayaa lagu yiri\u201dayaa lagu yiri warka ka soo baxay Mareykanka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka taageerada weyn siiya Soomaaliya, sida Amniga, Dhaqaalaha, doorashooyinka iyo dhinaca gargaarka bani\u2019aadanimo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Sept 2020 (Puntlandes) Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa qoraal kooban ka soo saartay kulankii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1411,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73555,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73553\/revisions\/73555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73554"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}