{"id":73572,"date":"2020-09-28T13:06:45","date_gmt":"2020-09-28T11:06:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73572"},"modified":"2020-09-28T13:06:45","modified_gmt":"2020-09-28T11:06:45","slug":"sawirro-wasiirka-maaliyadda-dawladda-puntland-oo-hortagay-guddiga-joogtada-ah-golaha-wakiillada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73572","title":{"rendered":"Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland oo hortagay Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada"},"content":{"rendered":"<p>28 Sept 2020 (Puntlandes) Shirka 4-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ay wehliyaan ku xigeenka 1aad, ku xigeenka 2aad ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Fadhiga maanta ee Guddiga joogtada ah oo uu hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xassan Shire Abgaal ayaa wax laga weydiiyey cabashooyin ay Guddiga u soo gudbiyeen Hay\u2019adda Horumarinta Waddooyinka DPL iyo Hay\u2019adda Qandaraasyada iyo Iibka Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Cabashooyinkaas oo ku saabsanaa in aysan helin khidmadihii loogu jideeyey xeerarka ay ku dhisan yihiin kuna fulin lahaayeen waajibaadkooda shaqo.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa faah-faahin ka bixiyey arrinta cabashooyinka ee la soo hor-dhigay, waxaana uu sheegay in aaney marna soo gaarin Xafiiskiisa wax cabasho ah oo ku saabsan Hay\u2019adda Horumarinta Waddooyinka DPL, balse waxa uu xusay inay kulmeen Hay\u2019adda Qandaraas-bixinta iyo Iibka Dawladda Puntland uuna ka qanciyey cabashadii ay ula tageen.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu Guddiga u xaqiijiyey inuu diyaar u yahay in uu ka qanciyo Hay\u2019adaha ku shaqada leh cabasho kasta oo ay qabaan Hay\u2019adaha kor ku xusan, ka dib waxaa Guddigu su\u2019aalo ka weydiiyeen cabashooyinka ka soo gaarey Hay&#8217;adahaas.<\/p>\n<p>Intaa ka dib Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil wuxu arrintaas u magacaabay Guddi ka soo talo-bixiya soona lafa gura, Guddigana warbixin ku soo celiya fadhiga 5-aad Haddii Alle idmo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73573\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73574\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73575\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73576\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a3-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73577\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a4-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73578\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a5-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73579\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a6-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-73580\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a6-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"540\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Sept 2020 (Puntlandes) Shirka 4-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1305,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73581,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73572\/revisions\/73581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}