{"id":73824,"date":"2020-10-04T13:32:03","date_gmt":"2020-10-04T11:32:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73824"},"modified":"2020-10-04T13:32:03","modified_gmt":"2020-10-04T11:32:03","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-u-amba-baxaya-dalka-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73824","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo u amba-baxaya dalka Kuwait"},"content":{"rendered":"<p>04 Okt 2020 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisal Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda ah uu dalka dibaddiisa ugu baqoolo tan iyo intii loo Magacaabay xilkaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-73585\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1.jpg\" alt=\"\" width=\"550\" height=\"388\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1-300x211.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1-768x541.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1-1024x722.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1-292x206.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/1a8-1-638x450.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 550px) 100vw, 550px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble sida qorshaysan wuxuu socdaal ku tagi doonaa dalka Kuwait, ujeedada safarka ra\u2019iisalwasaaraha ayaa ah ka qaybgalka tacsida Amiirkii dalka Kuwait Sheekh Sabah Al- Axmed Al- Sabaah oo ku geeriyooday dalka Mareykanka 29-kii \u00a0Bishii September ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019isul Wasaaraaha Cusub ee Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Kuwait waxaa uu la kulmi doonaa Amiirka cusub ee dalkaas iyo Madax kale, isaga oo kala hadli doono arrimo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labada dowladood.<\/p>\n<p>Amiirkii geriyooday ee dalka Kuwait oo la Aasay 30-kii Bishii September ayaa waxaa la filayaa in munaasabad baroordiiq ah loo qabto,waxaana ka qayb geli doona inta badan hoggaamiyayaasha wadamada carabta iyo Islaamka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 Okt 2020 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisal Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1421,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73825,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73824\/revisions\/73825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}