{"id":73866,"date":"2020-10-06T12:32:37","date_gmt":"2020-10-06T10:32:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73866"},"modified":"2020-10-06T12:41:21","modified_gmt":"2020-10-06T10:41:21","slug":"golaha-guurtida-somaliland-oo-ansixiyay-xeerka-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=73866","title":{"rendered":"Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay Xeerka Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>06 Okt 2020 (Puntlandes) Mudanayaasha Golaha Guurtida Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo tallaado mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Hargeysa, iyagoona uga dooday hal ajende.<\/p>\n<p><span id=\"more-44964\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3s18.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-73867\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3s18.png\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3s18.png 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3s18-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3s18-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3s18-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/a><\/span><br \/>\nKulankii Golaha Guurtida inta uu socdau ayaa waxaa looga dooday ansixinta Xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland iyo diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha, waxaana kulankaas goobjoog ka ahaa 53 Xildhibaan.<\/p>\n<p>Intaas kadib Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa ansixiyay Xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland, waxaana ogolaatay ansixintiisa 49 Mudane, laba Xildhibaan ayaa diiday, waxaana ka aamusay hal Xildhibaan.<\/p>\n<p>Xeerka doorashooyinka ayaa waxaa maalmo kahor ansixiyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, iyadoo haatan uu xeerkaas u gudbayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa dhawaan sheegay inay socdaan howlaha diyaar garowga qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka, iyagoo xusay inay guda-galeen shaqadii doorashooyinka<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Okt 2020 (Puntlandes) Mudanayaasha Golaha Guurtida Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo tallaado mid kamid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-73866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1118,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73868,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73866\/revisions\/73868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}