{"id":74105,"date":"2020-10-17T16:45:57","date_gmt":"2020-10-17T14:45:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74105"},"modified":"2020-10-17T16:45:57","modified_gmt":"2020-10-17T14:45:57","slug":"warsaxaafadeed-golaha-wasiirrada-somaliland-oo-dood-iyo-falanqayn-ka-yeeshay-heshiiska-ay-wada-gaadheen-soomaaliya-iyo-wakiilka-un-ka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74105","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed: Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Dood iyo Falanqayn ka yeeshay heshiiska Ay Wada Gaadheen Soomaaliya Iyo Wakiilka UN-ka"},"content":{"rendered":"<p>17 Okt 2020 (Puntlandes)Fadhi aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland uu yeeshay maanta oo Sabti ah oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu goluhu dood iyo falan-qayn ka yeeshay heshiis ay wada gaadheen Soomaaliya iyo wakiilka UN-ka James Swan 15-kii October 2020, oo ku saabsanaa nidaamka wada shaqaynta (Un sustainable development cooperation framework UNCF), kaas oo ay ka muuqato inuu meel ka dhac ku yahay qarannimada Somaliland, faro-gelinna ku yahay arrimaha gudaha Somaliland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74106\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c.jpg\" alt=\"\" width=\"619\" height=\"293\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c.jpg 1632w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c-300x142.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c-768x364.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c-1024x485.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c-292x138.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c-638x302.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 619px) 100vw, 619px\" \/><\/a><br \/>\nSidaa daraadeed, Somaliland kama mid aha maamullada Federaal-ka Soomaaliya, kamana mid noqon doonto, horena Somaliland way u caddaysay mawqifkeeda dalnimo, sidaa awgeed golaha wasiirradu waxay beesha caalamka u cadaynayaan inay kala madax-bannaan yihiin Dalalka Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Somaliland muddo soddon sanno ah wax sharci ah, shaqo ah, iyo wax wada lahaansho, lama wadaagin Soomaaliya. Somaliland marnaba dheg jalaq u siin mayso xeelad siyaasadeed, culays dhaqaale iyo mid warbaahineed oo lagu xagal-daacinayo jiritaanka Somaliland.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Golaha wasiirradu waxa uu faray wasaaradaha ay khusayso arrimahaasi inay warbixin qoto-dheer ka keenaan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Golaha wasiirada Somaliland iyagoo garowsan baahida dalku u qabo shirkado caalamiya iyo iskaashi dhaqaale, waxa uu dood ka yeeshay arrinta diyaaradaha Fly-Dubai iyo Air Arabia oo hore uga hawl geli-jiray Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, balse hay\u2019adda duulista hawada Somaliland shaqada ka hakisay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Golaha wasiirradu waxay maareeyaha duulista hawada, garyaqaanka guud iyo xeer ilaaliyaha guud ka dhegeysteen warbixinta xogta rasmiga ah ee ku saabsan diyaaradahaasi, waxana uu goluhu xaqiiqsaday in shaqo-ka-hakinta diyaaradahaasi ay tahay arrin sharci madaama aannu jirin heshiis rasmi ah oo hay\u2019adda duulista Somaliland la gashay hay\u2019adda duulista ee dalka laga leeyahay diyaaradahaasi.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><strong>Sidaa awgeed, golaha wasiiradu waxa uu isku raacay:<\/strong><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8211; In hakinta diyaaradahaasi socon doonto inta laga gaarayo heshiis u dhexeeya labada hay\u2019adood, iyadoo la waafajinayo shuruucda iyo xeerarka dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8211; In la xoojiyo heshiis dhexmara labada hay\u2019adood ee duulimaadyada.<\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8211; In laga hawl-galo dhamaystirka heshiiska labada dhinac, iyadoo kor loo qaadayo lana kobcinayo dhaqaalaha dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ugu danbayn golaha wasiirrada Somliland waxa uu hambalyo u dirayaa xuska maalinta shuhaadada Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 17-October-2020. Waxaanay Alle uga baryeen intii dhimatay in rabi naxariistii janno ka waraabiyo inta noolna rabi caafimaad, cisi iyo sharaf ku waariyo.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Puntlandes.com<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Okt 2020 (Puntlandes)Fadhi aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland uu yeeshay maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1174,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74105"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74107,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74105\/revisions\/74107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74106"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}