{"id":74108,"date":"2020-10-18T14:13:37","date_gmt":"2020-10-18T12:13:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74108"},"modified":"2020-10-18T14:13:37","modified_gmt":"2020-10-18T12:13:37","slug":"garoonka-diyaaradaha-beledweyne-oo-ay-roobab-xireen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74108","title":{"rendered":"Garoonka diyaaradaha Beledweyne oo ay Roobab xireen"},"content":{"rendered":"<p>18 Okt 2020 (Puntlandes) Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif ayaa waxaa xiray roobab mahiigaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da\u2019ay magaaladaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74109\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3b9.jpg\" alt=\"\" width=\"581\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3b9.jpg 750w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3b9-300x172.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3b9-292x167.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3b9-638x366.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 581px) 100vw, 581px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaana hakad galay dhammaan shaqooyinka garoonkaasi iyo howlihii duulimaadyada ee ka socday garoonkaas, iyadoo ay<span class=\"s1\">\u00a0buux dhaafiyeen oo fariistay biyo ka dhashay roobab saacadihii u dambeeyay ka da\u2019ay magaaladaasi.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">WQaar ka mid ah dadka reer Beledweyne ayaa sheegay inay dhib weyn ku qabaan hakad markasta oo uu hakad ku yimaado shaqada garoonka, m<\/span>id ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maanta garoonka uusan shaqeyneynin, islamarkaana ay saameyn ku yeesheen roobabkii da\u2019ay.<\/p>\n<p>\u201cRuntii roobkii ka da\u2019ay magaalada iyo carro ayaa xiray garoonka diyaaradaha Beledweyne maanta ma\u2019ahan mid shaqeynaya, qofkii Xamar u socda gaari ayuu Guriceel ku tegayaa si uu diyaarad uga soo raaco,\u201d ayuu yiri qof ka mid ah dadka Beledweyne.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mid ka mid ah mas\u2019uuliyiinta garoonka ayaa dhankiisa shaaciyey inay wadaan howlo dib loogu furayo garoonka, isaga oo rajeeyey in 48-saac gudahood uu ku furmi doono garoonka, kadibna ay si rasmi ah u billaaban doonaan duulimaayada.<\/p>\n<p>Beledweyne oo xarun gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa waxaa maalin weliba tegi jiray diyaarado dhowr oo ka bixi jiray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maadaama aan safar dhanka dhulka ah lagu mari karin Muqdisho iyo Bedelweyne.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Okt 2020 (Puntlandes) Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif ayaa waxaa xiray roobab&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1049,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74110,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74108\/revisions\/74110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74109"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}