{"id":74303,"date":"2020-10-24T12:57:03","date_gmt":"2020-10-24T10:57:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74303"},"modified":"2020-10-24T12:57:03","modified_gmt":"2020-10-24T10:57:03","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-xilka-qaadis-bedel-iyo-magacaabid-ku-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74303","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi oo Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey"},"content":{"rendered":"<p>24 Okt 2020 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin Madaxweyne xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumaddiisa.<br \/>\nWaxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:<br \/>\nWareegto Madaxweyne<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74197\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8.jpg\" alt=\"\" width=\"562\" height=\"442\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8.jpg 1743w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8-300x236.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8-768x605.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8-1024x806.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8-292x230.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8-638x502.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cf8-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 562px) 100vw, 562px\" \/><\/a><br \/>\nUJEEDDO: XIL KA-QAADIS<br \/>\nKu: Sahal Maxamed Jaamac;<br \/>\nWasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka<br \/>\nMudane,<br \/>\nSida aad la socoto, xilka Qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad u haysay Qaranka. Waxaan kaaga mahad-celinayaa muddadii aad haysay xilka Qaranka.<\/p>\n<p>UJEEDDO: MAGACAABID<br \/>\nMarkaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad;<br \/>\nMarkaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;<br \/>\nMarkaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;<br \/>\nMarkaan Sameeyey: La-tashi;<br \/>\nWaxaan Go\u2019aamiyey;<br \/>\nIn laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:<br \/>\n1. Maxamed Cabdi Maxamuud Samatar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.<br \/>\n2. Maxamed Xasan Dirir Maxamuud Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha .<br \/>\n3. Axmed Cabdi Ismaaciil Caqli Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta .<br \/>\n4. Mubaarak Cabdillaahi Ibraahin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga.<br \/>\n5. Maxamed Geeddi Caynaanshe Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda.<br \/>\n6. Xamse Suldaan Aadan Faarax Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Dhawrista Tayada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Okt 2020 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin Madaxweyne xilka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74303","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1278,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74303","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74303"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74304,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74303\/revisions\/74304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74197"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}