{"id":74390,"date":"2020-10-26T20:56:40","date_gmt":"2020-10-26T19:56:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74390"},"modified":"2020-10-26T20:56:40","modified_gmt":"2020-10-26T19:56:40","slug":"raiisul-wasaare-roble-oo-la-kulmay-wakiilka-qaramada-midoobay-james-swan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74390","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Roble oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan"},"content":{"rendered":"<p>26 Okt 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan dalka Soomaaliya Danjire James Swan.<\/p>\n<p><span id=\"more-1336\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3g3-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74391\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3g3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"619\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3g3-1.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3g3-1-300x209.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3g3-1-292x204.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3g3-1-638x446.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 619px) 100vw, 619px\" \/><\/a><\/span><br \/>\nKulankan ayay labada mas\u2019uul waxa ay uga wadahadleen arrimo ay ka mid doorashooyinka,ammaanka iyo Iskaashiga Somaaliya iyo Caalamka ee ku aaddan arrimaha horumarinta dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa Qaramada Midoobay uga mahad celiyay dadaalka ay ku bixinayaan Arrimaha Soomaaliya, sida Arrimaha doorashooyinka iyo Amniga.<\/p>\n<p>Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa dhankiisa sheegay in QM ay had iyo jeer garab taagan tahay dowladda Soomaaliya, isla markaana Xukuumadda Soomaaliya looga baahan yahay dardar gelinta howlaha horyaalla.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tan iyo markii la Magacaabay waxaa uu kulamo kala duwan la qaadanayay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka, isaga oo kala hadlayay Arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashadooyinka &amp; Amniga.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Okt 2020 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74391,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74390","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1268,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74392,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74390\/revisions\/74392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74391"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}