{"id":74500,"date":"2020-10-29T20:31:53","date_gmt":"2020-10-29T19:31:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74500"},"modified":"2020-10-29T20:31:53","modified_gmt":"2020-10-29T19:31:53","slug":"shirka-golaha-wasiirada-oo-ansixiyey-miisaaniyadda-2021","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74500","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wasiirada oo ansixiyey Miisaaniyadda 2021"},"content":{"rendered":"<p>29 Okt 2020 (Puntlandes) Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada iyo sharci ahaanta dhammaan go\u2019aammadii ay gaareen golihii Wasiirrada Xukuumaddii xil gaarsiinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74308\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8.jpg\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"442\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 664px) 100vw, 664px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Miisaaniyadda guud ee sanadka 2021 ayaa dhan $671.8 million oo u qeybsan saddex qeybood oo kala ah ,Dakhliga Gudaha 260.1 million iyo Kabka Miisaaniyadda oo noqonaysa 170.9 million, halka ay mashaariicdu yihiin 240.8 million.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda ayaa diiradda saareysa fulinta qorshaha qaranka, waxaana loo qoondeeyey dhanka horumarinta qaddar dhan 38 million, lacagtaas ayaa lagu bixin doonaa arrimo la xiriira.<br \/>\n1. Caafimaadka<br \/>\n2. Waxbarashada<br \/>\n3. Ka hortagga fatahaadaha<br \/>\n4. Cadaaladda iyo garsoorka<br \/>\n5. Dib u dhiska waddooyinka<br \/>\n6. Dastuurka<\/p>\n<p>Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la isku raacay sharci ahaanta dhammaan go\u2019aammadii ay gaareen golihii Wasiirrada Xukuumaddii xil gaarsiinta, kuwaas oo isugu jiray xeerar , siyaasado iyo heshiisyadii ay galeen.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Okt 2020 (Puntlandes) Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1150,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74501,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74500\/revisions\/74501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74308"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}