{"id":74509,"date":"2020-10-31T11:07:50","date_gmt":"2020-10-31T10:07:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74509"},"modified":"2020-10-31T11:07:50","modified_gmt":"2020-10-31T10:07:50","slug":"madaxweyne-farmaajowaan-la-qeybsaneynaa-dhibaatada-shacabka-iyo-dowladda-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74509","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo:Waan la qeybsaneynaa dhibaatada  Shacabka iyo Dowladda Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>31 Okt 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka \u00a0Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka ayaa ka hadlay dhul-gariirkii ku dhuftay magaalada Izmir ee dalka Turkiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74510\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1.jpg\" alt=\"\" width=\"665\" height=\"374\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1.jpg 864w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3l7-1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 665px) 100vw, 665px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladda federaalka ay aad uga xun-tahay musiibadaasi, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay dhibaatada la qeybsaneyso shacabka iyo dowladda Turkiga oo dhul-gariirkaasi uu ka soo gaaray khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac \u00a0iyo burbur aad u xoog badan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu madaxweynaha ku baaqay in la gacansiiyo shacabka iyo dowladda Turkiga oo haatan wajahaya xaalad adag ee ka dhalatay Dhul-gariirka.<\/p>\n<p>Ugu dambey madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) uu rajeeyey dowladda Turkiga inay Alle ku guuleeyo dadaalka gurmadka ee ay haatan wado.<\/p>\n<p>Dhul-gariirkan oo cabirkiisu yahay 6.6 ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 26 ruux iyo dhaawaca boqolaal kale.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Okt 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka \u00a0Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1162,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74511,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74509\/revisions\/74511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74510"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}