{"id":74633,"date":"2020-11-07T20:05:38","date_gmt":"2020-11-07T19:05:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74633"},"modified":"2020-11-07T20:05:38","modified_gmt":"2020-11-07T19:05:38","slug":"madasha-xisbiyada-qaran-oo-cambaareysay-guddiyada-doorashada-iyo-xalinta-khilaafaadka-heer-federaal-inay-ka-mid-noqdeen-xubno-ka-tirsan-heyadda-nisa-shaqaalaha-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74633","title":{"rendered":"Madasha Xisbiyada Qaran oo cambaareysay Guddiyada doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka heer Federaal inay ka mid noqdeen xubno ka tirsan Hey&#8217;adda NISA &#038; Shaqaalaha Rayidka"},"content":{"rendered":"<p>07 Nov 2020 \u00a0(Puntlandes) Madasha Xisbiyada Qaran ayaa cambaareysay Guddiyada doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka heer Federaal inay ka mid noqdeen xubno ka tirsan Hey&#8217;adda NISA iyo Shaqaalaha Rayidka, taasoo baalmarsan shuruucda dalka u yaalla, heshiiska doorashada iyo xeerarka Baarlamaanka, taasoo dhaawaceysa kalsoonida lagu qabi karo hannaan doorasho xor iyo xalaal ah inay dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p>Madasha ayaa sheegtay inay ka sii afeefaneyso in Madaxweynaha iyo Ra&#8217;iisul Wasaaraha ay qaadi doonaan mas&#8217;uuliyadda wax kasta oo keeni kara muran iyo is qabqabsi shaki geliya madax banaanida Guddiyada iyo natiijada doorashooyinka golayaasha Baarlamaanka Federaalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74634\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"888\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8.jpg 834w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8-232x300.jpg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8-768x995.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8-791x1024.jpg 791w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8-292x378.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/3o8-638x826.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Nov 2020 \u00a0(Puntlandes) Madasha Xisbiyada Qaran ayaa cambaareysay Guddiyada doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka heer&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74633","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1382,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74633"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74635,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74633\/revisions\/74635"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73160"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}