{"id":74707,"date":"2020-11-14T16:52:50","date_gmt":"2020-11-14T15:52:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74707"},"modified":"2020-11-14T16:52:50","modified_gmt":"2020-11-14T15:52:50","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-xilalka-ku-qaaday-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-kuwa-cusubna-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74707","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo xilalka ku qaaday guddoomiye ku-xigeenada gobolka, kuwa cusubna magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>14 Nov 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, ahna Kuxigeenka 1-aad ee Guddoomiyaha Gobolka iyo Duqa magaalada Muqdisho, halka Cali Cabdi Wardheere loo magacaabay Ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-73735\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12.jpg\" alt=\"\" width=\"482\" height=\"321\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3j12-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 482px) 100vw, 482px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha oo sidoo kale tixraacaya, talo soojeedinta Golaha Xukuumadda iyo qorshaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ee la xiriira dardar gelinta howlaha soocelinta bilicda Caasimadda ayaa u magacaabay Mudane Faarax Cabdi Diini Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir, halka Mudane Xiireey Axmed Rooble loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku adkeeyey dhammaan masuuliyiintan uu magacaabay in ay degdeg u hirgeliyaan qorshaha hormarineed ee laga sugayo, uguna adeegaan shacabka Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir si daacadnimo iyo waddaniyad leh, wuxuuna ku ammaanay gudoomiyeyaashii hore ee xilalkan soo hayey wakhtiga ay u hureen u adeegidda shacabkooda iyo dalkooda.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_10_af2 td_block_template_1 \"><\/div>\n<div>Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Nov 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1285,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74707"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74708,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74707\/revisions\/74708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/73735"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}