{"id":74754,"date":"2020-11-16T17:55:47","date_gmt":"2020-11-16T16:55:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74754"},"modified":"2020-11-16T17:55:47","modified_gmt":"2020-11-16T16:55:47","slug":"golaha-shacabka-oo-ansixiyay-guddiga-addeega-garsoorka-iyo-la-dagaalanka-musuqmaasuqa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=74754","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo ansixiyay guddiga Addeega Garsoorka iyo La dagaalanka Musuqmaasuqa"},"content":{"rendered":"<p>16 Nov 2020 (Puntlandes) Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ku ansixiyeen Guddiga adeega garsoorka iyo Sidoo kale u codeynta xubnaha Guddiga la dagaalanka musuq-maasuqa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74301\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7.jpg\" alt=\"\" width=\"626\" height=\"417\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3c7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 626px) 100vw, 626px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaana goobjoog ka ahaa in ka badan 140 Xildhibaan, kuwaasi oo xalay loo farriismo ku aadan kulankii dhacay.<\/p>\n<p>Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa U codeynta xubnaha Guddiga adeega garsoorka iyo Sidoo kale u codeynta xubnaha Guddiga la dagaalanka musuq-maasuqa, iyadoo Xildhibaanada ajendayaasha dood ka yeeshay.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xubnaha guddiga Adeega Garsoorka oo ka kooban, kuwaasi oo ka kooban 7 xubnood.<\/p>\n<p>Labadan guddi\u00a0ee Addeega Garsoorka iyo La dagaalanka Musuqmaasuqa ayaa waxaa ansixisay oo soo gudbisay xukuumadii ay dhacday iydoo aan haysan kalsoonida golaha.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Nov 2020 (Puntlandes) Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-74754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1111,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=74754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74755,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/74754\/revisions\/74755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74301"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=74754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=74754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=74754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}