{"id":75225,"date":"2020-12-06T10:31:31","date_gmt":"2020-12-06T09:31:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75225"},"modified":"2020-12-06T10:31:31","modified_gmt":"2020-12-06T09:31:31","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ugu-baaqay-puntland-jubaland-inay-soo-gudbin-guddiyada-doorashada-sheegayna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75225","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay Puntland &#038; Jubaland inay soo gudbin Guddiyada doorashada, sheegayna"},"content":{"rendered":"<p>06 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku boggaadiyay dadaalka ballaaran ee ay gelisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii Dowladda Federaalka Soomaaliya kaga aadanaa heshiiskii\u00a0<span id=\"more-5446\"><\/span>ay gaareen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka kaasi oo ay si wadajir ah u ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed 26-kii Sibteembar, 2020.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-74237\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3cd5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay ka go\u2019an tahay qabashada doorasho hufan oo ku saleysan habraacyadii lagu heshiiyay, waxaana u mahadceliyay dowlad goboleedyada fuliyay qeybtii kaga aadaneyd ee heshiiska doorashada, gaar ahaan xubnihii ay ku lahaayeen Guddiyada doorashada heer federaal iyo heer dowlad goboleed.<\/p>\n<p>\u201cWaxa naga go\u2019an in si buuxda loo fuliyo heshiiskii doorashada iyada oo laga fogaanayo dib-u-dhac ku yimaadda xilliga doorashada. Sidaas darteed, waxa aan Dowlad Goboleedyada aan weli soo dhammaystirin xubnaha ay ku leeyihiin guddiyada hirgelinta doorashooyinka ugu baaqayaa inay ka shaqeeyaan sidii looga dhabayn lahaa qodobbadii iyo hab-raacyadii lagu heshiiyay, aniga oo rajaynaya inay sida ugu dakhsaha badan u soo magacaabi doonaan qaybta ku hartay.\u201d Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku dhiirrigeliyay inay sii laba-jibaarto dadaalka ay ugu jirto sidii dalka loogu diyaarin lahaa jawi doorasho oo xasilloon.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweynaha ayaan wax garawsiiyo ah ka bixin diidmada ay\u00a0Puntland, Jubaland iyo midowga musharixiinta madaxweynaha diidan yihiin\u00a0Guddiyada doorashada ee heer federaal iyo kan Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo ka buuxaan xubno ka tirsan NISA iyo shaqaalaha xafiiska madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1117,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75226,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75225\/revisions\/75226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74237"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}