{"id":75328,"date":"2020-12-08T19:41:12","date_gmt":"2020-12-08T18:41:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75328"},"modified":"2020-12-08T19:41:12","modified_gmt":"2020-12-08T18:41:12","slug":"c-kariin-guuleed-oo-shaaciyey-talaabooyinka-u-qorshaysan-midowga-musharixiinta-haddii-dalka-ay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75328","title":{"rendered":"C\/kariin Guuleed oo shaaciyey talaabooyinka u qorshaysan midowga musharixiinta haddii dalka ay&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>08 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Galmudug ahna Musharax Madaxweynaha Soomaaliya C\/kariin Xuseen Guuleed oo xalay ka qeyb galay barnaamij dood ah oo su\u2019aalo lagu weydiinayay ayaa ka dhawaajiyay qorshayaal u degsan, haddii dowladda Federaalka ku adkeysato tallaabooyinkeeda ku aadan doorashada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-75329\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1.jpg\" alt=\"\" width=\"617\" height=\"462\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1.jpg 710w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3h1-638x478.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/><\/a><\/p>\n<p>C\/kariin Guuleed ayaa sheegay in haddii uu sii socdo is mari waaga taagan ay shirweyne isugu imaan doonaan dowlad goboleedyada iyo Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay inay sidoo kale u bannaan tahay madal cusub oo looga hadlayo hannaan doorasho, loogana heshiinayo saddex qariirood oo la sameynayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay inay sameyn doonaan dowlad dalka gaarsiisa doorasho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa noo bannaan haddii xaalka barako ma leh gaarto oo caqliga talin waayo hannaan kale oo doorasho ah\u201dayuu yiri C\/kariin Guuleed<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu sheegay inay doonayaan hoggaan ku yimid si nabad ah, si xaq oo xalaal ah, si la mid ah sidii shalay Madaxweyne Farmaajo ku yimid oo shacabka ay soo dhoweeyeen.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Galmudug ahna Musharax Madaxweynaha Soomaaliya C\/kariin Xuseen Guuleed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75328","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1432,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75328","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75328"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75330,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75328\/revisions\/75330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75329"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}