{"id":75379,"date":"2020-12-09T12:20:37","date_gmt":"2020-12-09T11:20:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75379"},"modified":"2020-12-09T12:20:37","modified_gmt":"2020-12-09T11:20:37","slug":"indha-cadde-diyaar-ayaa-u-nahay-inaan-difaacno-musharaxiinta-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75379","title":{"rendered":"Indha Cadde \u201cDiyaar ayaa u nahay inaan difaacno Musharaxiinta Madaxweynaha\u201d"},"content":{"rendered":"<p>09 Dec 2020 (Puntlandes) Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha ee shirarka uga socda Hotelka Jazeera, kaddib markii ay dhowaan soo baxday in Jeneraal ah loo magacaabay Taliyaha Amniga Musharaxiinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3i12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-75380\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3i12.jpg\" alt=\"\" width=\"617\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3i12.jpg 617w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3i12-300x233.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3i12-292x227.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3i12-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3i12-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Yuusuf Indha Cadde oo wareysi siiyay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in iyadoo aan la magacaabin uu xitaa diyaar u yahay inay difaacaan Musharaxiinta, si la mid ah sidii ay shalay u difaaceen markuu Farmaajo ahaa Musharax.<\/p>\n<p>\u201cayadoo aan nala magacaabin inaan difaacno dadkaas musharaxiinta ah ayaa diyaar u nahay, sida shalay u difaacnay Farmaajo markuu musharaxa ahaa ayaa u diyaarsanahay inaan u difaacno Musharaxiinta\u201dayuu yiri Jen. Yuusuf Indha Cadde.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Musharaxiinta iyo Madaxweynaha looga baahan yahay inay xaalada dejiyaan, isla markaana aanan cid laga yeeleynin inay wax boobto sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa leeyahay madaxweyne Farmaajo xoog kuma aadan imaan, boob kuma aadan imaan, lacag kuma aadan imaan, dadkii soomaaliyeed ee ku banaan baxayay moraalkooda ilaali, adiga kursiga ku fadhiya, sida wax u socdaan umadda kuma qanacsana ku qanci doonto, cid wax boobi karta ma jirto\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Yuusuf Indha Cadde oo si toos ula hadlayay Madaxweyne Farmaajo \u201cayaa yiri Madaxweyne waxa aad korka u sido dhulka dhig, dadka kula talinaya runta kuuma sheegayaan, sida saxda kuuma sheegayaan, waa dad dano gara ah kaa leh, oo danta ummadda soomaaliyed iyo sharaftaada jiritaankaaga siisanaya wax yar oo dan ay leeyihiin\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee xaalada cakiran ee siyaasadeed ayaa waxaa dad badan cabsi ka qabaan inay gacan ka hadal isku bedesho, marka loo eego sida labada dhinac ay u qaadayaan tallaabooyinka is-daba jooga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Dec 2020 (Puntlandes) Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay inuu diyaar u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75380,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1540,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75381,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75379\/revisions\/75381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75380"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}