{"id":75502,"date":"2020-12-14T19:31:17","date_gmt":"2020-12-14T18:31:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75502"},"modified":"2020-12-14T19:31:17","modified_gmt":"2020-12-14T18:31:17","slug":"mahad-salaad-caro-iyo-cunto-la-diido-kuma-jirto-casharada-siyaasada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75502","title":{"rendered":"Mahad Salaad \u201dCaro iyo Cunto la diido kuma jirto casharada siyaasada Soomaaliya\u201d"},"content":{"rendered":"<p>14 Dec 2020 (Puntlandes) Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in carro iyo cunto la diido aanay ku jirin casharada siyaasadda, kaddib markii xalay Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu ka baaqsaday munaasabad sagootin iyo casho sharaf loogu sameeyay Madaxtooyada Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-75503\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14.jpg\" alt=\"\" width=\"551\" height=\"310\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3n14-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 551px) 100vw, 551px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa aheyd mid si weyn looga hadal hayay Garowe, kaddib markii la arkay Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo kormeeraya goobaha bulshada isugu timaado, halkii laga sugayay Munaasabaddii Casho sharafta sagootinta aheyd ee Madaxyooyada Garowe.<\/p>\n<p>Dad kala duwan ayaa ku tilmaamay tallaabada Ra\u2019iisul Wasaaraha ku diiday casho sharafta ay tahay mid ku cusub dhaqanka siyaasadda.<\/p>\n<p>\u201cCaro iyo Cunto la diido kuma jirto casharada siyaasada Soomaaliya\u201dayuu yiri Xildhibaan Mahad Salaad oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook, taasoo ugala jeeday tallaabadii Ra\u2019iisul Wasaaraha ku diiday casho sharaftii Garowe.<\/p>\n<p>Munaasabadii casha sharafta ee xalay ka dhacday Garowe ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada ka soo jeeda Puntland ee safarka ku wehliyay Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa maanta ka tagaya Garowe isagoo aan ku guuleysan arrimihii uu u tagay Puntland, wuxuuna iminka ku sugan yahay Galmudug.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_10_de4 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Dec 2020 (Puntlandes) Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in carro iyo cunto la diido&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1225,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75504,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75502\/revisions\/75504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75503"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}