{"id":75544,"date":"2020-12-15T12:25:43","date_gmt":"2020-12-15T11:25:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75544"},"modified":"2020-12-15T12:25:43","modified_gmt":"2020-12-15T11:25:43","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-xiriirkii-diblomaasiyadeed-u-jartay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75544","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>15 Dec 2020 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqday inay xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dowladda Kenya, iyadoo ku amartay diblomaasiyiinta Kenyanka ah ee ku sugan Muqdisho inay muddo 7 cisho gudahood uga baxaan Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-75194\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4.png\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4.png 512w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4-300x207.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4-292x202.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3e4a4-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo ka hadlayay warbaahinta dowladda ayaa ku dhawaaqay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay Kenya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta Soomaaliya ee ku sugan Kenya ay la baxeyso.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in sababta go\u2019aanka ay u qaateen ay tahay, si looga jawaabo xadgudubyada siyaasadeed iyo faragelinta qaawan ee ay Kenya ku heyso madax banaanida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Tallaabada ay qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambeysay, kaddib markii maanta Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya uu xarunta Madaxtooyada Kenya ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Dec 2020 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqday inay xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":976,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75545,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75544\/revisions\/75545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75194"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}