{"id":75670,"date":"2020-12-19T11:18:20","date_gmt":"2020-12-19T10:18:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75670"},"modified":"2020-12-19T11:18:20","modified_gmt":"2020-12-19T10:18:20","slug":"madaxweyne-deni-oo-degmada-balli-dhiddin-u-magacaabay-guddoomiye-iyo-guddoomiye-ku-xigeen-ku-meel-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=75670","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo degmada Balli-Dhiddin u magacaabay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen ku-meel-gaar ah"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe: 19, December, 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Lambar Lr-48 ugu magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen ku-meel-gaar ah degmada Balli-dhiddin ee Gobolka Bari.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-75212\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3.png\" alt=\"\" width=\"531\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3.png 3368w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3-768x477.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3-1024x636.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3d3-638x396.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 531px) 100vw, 531px\" \/><\/a><br \/>\nMadaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.<br \/>\nMarkuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo.<\/p>\n<p>Markuu garowsaday: in ay dhammaatay mudo xileedkii Golaha Deegaanka Degamadda Billi-dhiddin, walinna aysan suurto gelin in la dhiso Gole deegaan oo cusub.<br \/>\nMarkuu tixgaliyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<br \/>\n1. Waxaa Maxamed Axmed Muumin si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Balli-dhiddin.<br \/>\n2. Waxaa Cabdiqani Maxamuud Ciise si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Degmadda Balli-dhiddin.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe: 19, December, 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Lambar Lr-48&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-75670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1192,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=75670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75671,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/75670\/revisions\/75671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/75212"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=75670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=75670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=75670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}